{"id":183457,"date":"2024-11-02T18:22:55","date_gmt":"2024-11-02T15:22:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183457"},"modified":"2024-11-02T18:22:55","modified_gmt":"2024-11-02T15:22:55","slug":"daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183458\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"888\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-300x173.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-1024x592.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-768x444.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-696x402.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-1068x617.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36-726x420.png 726w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/><\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliska Soomaaliyeed oo muhiimad siinayo nolol wadaagga bulshada Soomaaliyeed, islamarkaana gacan siinayo maamulka degmada Hodan si loo bixiyo wadooyin ayaa waxaa soo weeraray koox gaar ah oo heybeysan, kuwaas oo shaqadii qaranka loo hayay ka horyimid\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan.<\/p>\n<p>Afhayeen Cabdifataax ayaa sheegay in layaab ay ku noqotay in askar isugu jirta qeybaha kala duwan ee ciidamada in sanadkan 2024 u dagaalamaan reer ahaan ama qabiil, wuxuuna xusay in dhacdada maanta loo soo xiray 12 ruux.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa lasoo qabtay ilaa 12 maxbuus oo ku xiran saldhigga degmada Hodan oo la rabo 24saac lagu horgeeyo maxkamad, Waxaa la yaab noqotay in iyadoo 2024 lagu jiro in Shaqsiyaad ciidanka ka tirsan oo isugu jira askar iyo saraakil iney ku fikirayaan iney la saftaan qabiilkooda\u201d ayuu yiri afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdifataax Aadan.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Afhayeenka Booliiska ayaa kusoo aadaya, kadib dagaal la sheegay iney ku dhinteen laba ruux, islamarkaana ku dhaawacmeen 5 ruux oo kale oo maanta ka dhacay xaafad ku taala agagaarka Isgoyska Ex kontarool Afgooye.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dHRmk0n7LHI\" width=\"900\" height=\"506\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday. \u201cCiidanka Booliska Soomaaliyeed oo muhiimad siinayo nolol wadaagga bulshada Soomaaliyeed, islamarkaana gacan siinayo maamulka degmada Hodan si loo bixiyo wadooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183458,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183457","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-02T15:22:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"888\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png\",\"datePublished\":\"2024-11-02T15:22:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png\",\"width\":1536,\"height\":888},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon","description":"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon","og_description":"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-02T15:22:55+00:00","og_image":[{"width":1536,"height":888,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/","name":"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png","datePublished":"2024-11-02T15:22:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamo u abaabulan hab beeleed oo beegsaday ciidamo boolis ah oo howlgal wado furis ah waday.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-15.21.36.png","width":1536,"height":888},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waxaa-gacanta-ku-heynaa-12-askari-oo-saaka-xabad-kala-horyimid-ciidanka-booliska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waxaa gacanta ku heynaa 12 askari oo saaka xabad kala horyimid Ciidanka Booliska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183457"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183457"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183457\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183459,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183457\/revisions\/183459"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183457"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183457"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183457"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}