{"id":183518,"date":"2024-11-04T15:36:27","date_gmt":"2024-11-04T12:36:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183518"},"modified":"2024-11-04T15:36:27","modified_gmt":"2024-11-04T12:36:27","slug":"baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183519\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka iyo 32 oo Senatarada Aqalka sare ah, waxaana laguda galay qeybinta Ajendadaha maanta oo ahaa ansixinta miisaaniyadda Dowladda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BFS Marwa Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo maanta shir Gudoomisay fadhiga Baarlamaanka ayaa ku dhaawaqday Natiijada codka gacan taaga ahaa ee ay mudanayaasha maanta xaadiray Baarlamaanka ay u sameeyeen ansixinta miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2025.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Marwa Sacdiya ayaa tiri \u201c Kooramka guud waxa uu ahaa 175, 172 ogol, 2 diidmo 1 mudanana waa ka aamuusay\u201d sidaas ayaana miisaaniyadda Dowladda lagu meel mariyay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ansixinta Miisaaniyadda Xukuumadda FS ay maanta sida aqlabiyada leh u ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay marsiiyeen akhrin 3 heer ah waxaana soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Miisanaaniyadda cusub ee maanta Baarlamaanka ay meel mariyeen ee Dowladda sanadka 2025 ayaa dhan Hal bilyan, saddex boqol &amp; sagaal iyo konton milyan, toddoba boqol &amp; afar iyo toban kun, saddex boqol &amp; siddeed iyo labaatan Doolar [$1,359,714,328].<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu danbeyn Wasiirka Maaliyadda ee XFS Biixi Iman Cige ayaa mudanayaasha uga mahadceliyay go\u2019aanka maanta ay ku meel mariyeen miisaaniyadda Dowladda 2025.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya. Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka iyo 32 oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya. Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka iyo 32 oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-04T12:36:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-04T12:36:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan wadajir ah ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaaniyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay soo gudbisay wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya. Kooramka fadhiga wadajirka ee labada aqal ee Baarlamanka ayaa saakay ku furmay 175 Mudane, 143 oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka iyo 32 oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-04T12:36:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/","name":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg","datePublished":"2024-11-04T12:36:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638662968253387567.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-2025\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2025"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183518"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183520,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183518\/revisions\/183520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}