{"id":183521,"date":"2024-11-04T15:41:13","date_gmt":"2024-11-04T12:41:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183521"},"modified":"2024-11-04T15:41:13","modified_gmt":"2024-11-04T12:41:13","slug":"daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo  aqbalay amarkii Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638663005681452293.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"295\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638663005681452293.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/2024114638663005681452293-300x134.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiskiisi waxaa uu shir wadatashi ah iskugu yeeray xildhibanada labada aqal ee Jubaland kasoo galay Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana dhamaantooda laga sugayaa inay tagaan Kismaayo inta u dhaxeeysa 8-11 November 2024<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa ay mudanayaashaan cod dheer ay ku sheegeen inay tagayaan magaalada Kismaayo ayna wadatashi la yeelan doonaan Madaxweynaha Jubaland iyo Golahiisa Wasiirada, si lamid ah xubnaha Golaha wakiilada Jubaland iyo odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka, waxaana ay xuseen inay wixii kasoo baxa ay ku dhaqi doonaan aayaha ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Bulshada ku dhaqan degaanada Jubaland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan Xasan yare oo kamid ah xildhibaanadii maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhamaantooda xildhibaanada labada aqal ay tagi doonaan Kismaayo marka laga reebo hal mudane oo uusan xusin magaciisa.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan rabaa inaan idin sheego inaan aqbalnay inaan aadno Kismaayo, waxaan u tageynana waa wada tashi, waana la soconaa daruufaha Siyaasadeed ee dalka marayo, xildhibanada labada aqal ee Baarlamaanka ku matala Jubaland waxa ay ka kooban yihiin 51, in kabadan 40 ayaa gaari doonto Dowlad Goboleeda Jubaland oo u diyaar ah inay gaari doonaan, waan ognahay daruufaha ay ku jiraan Wasiirada iyo Xildhibaanada kale\u201d waxaa sidaasi yiri Xildhibaan Xasan yare.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeeyn warbaahinta oo su\u2019aalo weydiisay Xildhibaanadaan oo ku qotontay in Dowladda federaalka ay carqaladeen doonto socdaalkoodi Kismaayo ayna jirto warar sheegaya in Liiskoodi la dhigay Garoonka Diyaaradaha oo aysan ka bixi karin, waxa ay sheegeen in aysan haynin warka arintaasi la xiriirta balse markii ay arintaas ay dhacdo ay kahadli doonaan hadiiba ay jirto.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa cirka isku sii shareeyay khilaafka Dowlad Goboleedka Jubaland iyo Dowladda Federaalka wixii ka dambeeyay markii Shirkii Madasha uu iskaga baxay Axmed Madoobe maadama uu diiday in xiligaan la joogo aysan Soomaaliya ka hirgalin karin Dowladda Doorasho Qof iyo Cod.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F8545589182225566%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland. Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiskiisi waxaa uu shir wadatashi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland. Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiskiisi waxaa uu shir wadatashi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-04T12:41:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21-1024x659.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"659\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png\",\"datePublished\":\"2024-11-04T12:41:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png\",\"width\":1628,\"height\":1048},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doortay degaanada Jubaland oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay aqbaleen shirka wadatashiga ee loogu yeeray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland. Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa warqad qoraal ah oo kasoo baxday Xafiiskiisi waxaa uu shir wadatashi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-04T12:41:13+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":659,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21-1024x659.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/","name":"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png","datePublished":"2024-11-04T12:41:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-04-at-12.40.21.png","width":1628,"height":1048},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-labada-aqal-ee-laga-soo-doortay-jubaland-oo-aqbalay-amarkii-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Jubaland oo aqbalay amarkii Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183521"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183524,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183521\/revisions\/183524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}