{"id":183662,"date":"2024-11-10T15:56:19","date_gmt":"2024-11-10T12:56:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183662"},"modified":"2024-11-10T15:56:19","modified_gmt":"2024-11-10T12:56:19","slug":"midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183663\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041-300x187.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Guddiga Midowga Afrika oo fulinaya go\u2019aannada iyo hawl-maalmeedka Midowga Afrika, ayaa la-tashiyo la sameynaya dalalka Afrikaanka ah ee muujiyay inay diyaar u yihiin inay ciidammo ku biiriyaan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ee loo diro Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ka hadlay go\u2019aanna ka soo saaray arrimaha la xiriira taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo bedeli doona ATMIS. Waxa kale oo uu soo saaray bayaan uu ku faahfaahiyey nuxurka shirka iyo go\u2019aamadii ka soo baxay golaha ammaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Iyadoo dowladda Soomaaliya ay qaabili doonto isla markaana ay martigelin doonto howlgalka xiga ee nabad ilaalinta ayaa golaha ammaanka waxa uu ku dhawaaqay in guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika uu la kulmayo dowladda federaalka Soomaaliya si uu wadatashi ugala sameeyo qaabka ay noqon doonaan ciidamada howlgalka ku jira iyo dalalka ay ka imaanayaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dhinaca kale, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika ayaa ka hadlay oo go\u2019aan ka soo saaray khilaafkii u dhexeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya, iyadoo go\u2019aankaas uu Guddoomiyaha Midowga Afrika ku sheegay inay si dhow ula shaqeeyaan dhinacyada dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika, hay\u2019adaha gobolka iyo kuwa kale ee ay khusayso si khilaafka labada dal si degdeg ah loo xalliyo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Si loo xaliyo khilaafka labada dal, guddiga Midowga Afrika ayaa faray in la isticmaalo dhammaan janaalada diblomaasiyadeed ee ay awoodaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Sidoo kale, wuxuu sheegay in dadaallada lagu xallinayo khilaafka labada dal lagu saleeyo qodobka 4-aad ee Axdiga Midowga Afrika, Hab-maamuuska dhismaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo sidoo kale mabaadi&#8217;da deris wanaaga ee Midowga Afrika iyo shuruucda caalamiga ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya. Guddiga Midowga Afrika oo fulinaya go\u2019aannada iyo hawl-maalmeedka Midowga Afrika, ayaa la-tashiyo la sameynaya dalalka Afrikaanka ah ee muujiyay inay diyaar u yihiin inay ciidammo ku biiriyaan Hawlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183662","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-10T12:56:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/\",\"name\":\"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-10T12:56:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg\",\"width\":660,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon","description":"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-10T12:56:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/","name":"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg","datePublished":"2024-11-10T12:56:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Midowga Afrika ayaa go\u2019aamiyay in ciidamada ka qeyb galaya howlgalka nabad ilaalinta ee soo socda ee Soomaaliya ay ka imaanayaan oo kaliya waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668209402834041.jpg","width":660,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-afrika-oo-sheegay-in-waddamada-ixtiraamaya-madax-banaanida-soomaaliya-kaliya-ay-ka-qeybgalaan-howlgalka-aussom\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika oo sheegay in waddamada ixtiraamaya madax banaanida Soomaaliya kaliya ay ka qeybgalaan howlgalka AUSSOM"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183662"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183662"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183662\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183664,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183662\/revisions\/183664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183662"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183662"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183662"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}