{"id":183665,"date":"2024-11-10T22:06:50","date_gmt":"2024-11-10T19:06:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183665"},"modified":"2024-11-10T22:06:50","modified_gmt":"2024-11-10T19:06:50","slug":"jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/","title":{"rendered":"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183666\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S\/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta..\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Jeneraal Odowaa ayaa beddelaya Jeneraal Ibrahim Muxiyidiin oo xilka haayay tan iyo 19kii June 2023 markaasi uu badelay Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo xilkaan Taliyaha xooga horey u soo hayey muddo afar sano ah, isaga oo la magacaabay 2019-kii xiligii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Isbeddelka cusub ayaa imanaya ayada oo dowladda ay toddobaadyadii tegay sheegaysay inay billaabeyso howlgallo cusub oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo daba-yaaqadii sanadkii 2023 kooxda looga saaray deegaano badan ayaa hakad ku jira muddo bilooyin ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Kooxda Al-Shabaab ayaa iyana kordhisay weerarada ka dhanka ah saldhigyada ciidamada dowladda, kuwa ATMIS iyo goobaha shacabka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya. \u201cGolaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S\/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183665","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-10T19:06:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/\",\"name\":\"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-10T19:06:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon","description":"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon","og_description":"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-10T19:06:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/","name":"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg","datePublished":"2024-11-10T19:06:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241110638668432956394768.jpg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-odowaa-oo-markale-loo-magacaabay-taliyaha-ciidanka-xooga-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Odowaa oo markale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183665"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183665"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183667,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183665\/revisions\/183667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}