{"id":183783,"date":"2024-11-16T12:28:16","date_gmt":"2024-11-16T09:28:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183783"},"modified":"2024-11-16T12:28:16","modified_gmt":"2024-11-16T09:28:16","slug":"ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Ciidamo ka tirsan qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa la sheegay in markii ay halkaasi gaareen ay sameysteen difaacyo cusub, waxaana ay isku diyaarinayaan qaadista howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">In kasta oo Ciidamadaan ay diiradda saarayaan qaybta koonfureed ee dalka, oo ay ku jiraan gobollada Gedo, Jubbada Hoose, iyo Jubbada Dhexe, Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dib-u-dejintoodu aan lagu wargelin maamulka Jubaland, Balse tani waxay xaalada uga sii dari doontaa khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo madaxda Jubaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #0a0a0a;\">Maadaama Gedo ay hoos tagto maamulka Jubaland, ma cadda sababaha ka dambeeya ciidamadan in hadda halkaasi loo diro.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183784,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-16T09:28:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/\",\"name\":\"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-16T09:28:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon","description":"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon","og_description":"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-16T09:28:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/","name":"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg","datePublished":"2024-11-16T09:28:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan milateriga Soomaaliya ayaa la geeyay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii wada hadal dhex dhexaadin ah oo ay garwadeen ka tahay Kenya lagu xalin waayay xiisadaha siyaasadeed ee ka dhashay nidaamka Doorashada cusub ee hal qof iyo hal cod ee dalka inuu ka qabsoomo oo ay isku maandhaafeen Dowladda Federaalka iyo Jubaland.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241116638673187341668389.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-badan-oo-lageeysay-degmada-ceelwaaq-ee-gobolka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo badan oo lageeysay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183783"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183785,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183783\/revisions\/183785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}