{"id":184078,"date":"2024-11-28T18:38:25","date_gmt":"2024-11-28T15:38:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184078"},"modified":"2024-11-28T18:38:25","modified_gmt":"2024-11-28T15:38:25","slug":"masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/","title":{"rendered":"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000;\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184080\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683636997511758.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683636997511758.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683636997511758-300x173.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo qalabaynta ciidanka ka qayb-qaadanaya howlgalka cusub ee Midowga Africa ee bilaabanaya sanadka 2025.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Masar, Sarreeye Guuto, Cabdiraxmaan Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Masar ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada, Howlgalka Ciidamada loo qorsheeyay in ay mid noqdaan howlgallada Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidamadaan ayaa sameenayay tababar kii ugu dambeyay ay iskugu diyaariyaan inay usoo safraan dhinaca Soomaaliya, Masar iyo Soomaaliya ayaa bishii August ee lasoo dhaafay kala saxiixday heshiis dhanka difaaca ah, kaasoo ku saabsanaa in Masar ay Muqdisho u soo dirto taageero milateri.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184079\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Howlaha nabad ilaalinta cusub ee Soomaaliya ayaa bilaaban doona bilowga sanadka cusub, iyagoo badali doonaa howlgalka KMG ee ATMIS.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen Masar iyo Soomaaliya bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxa ay soo dhaweysay yabooha Masar ee ah inay ciidamadeeda ka qeyb qaataan howlgalka cusub ee AUSSOM.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo qalabaynta ciidanka ka qayb-qaadanaya howlgalka cusub ee Midowga Africa ee bilaabanaya sanadka 2025. Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Masar, Sarreeye Guuto, Cabdiraxmaan Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Masar ay diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo qalabaynta ciidanka ka qayb-qaadanaya howlgalka cusub ee Midowga Africa ee bilaabanaya sanadka 2025. Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Masar, Sarreeye Guuto, Cabdiraxmaan Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Masar ay diyaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-28T15:38:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/\",\"name\":\"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-28T15:38:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon","og_description":"Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka ciidamada, wasiirka Gaashaandhigga Masar waxa uu warbixin dheer ka dhegaystay habraaca diyaarinta farsamada iyo maamulka iyo qalabaynta ciidanka ka qayb-qaadanaya howlgalka cusub ee Midowga Africa ee bilaabanaya sanadka 2025. Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Masar, Sarreeye Guuto, Cabdiraxmaan Cabdullaahi, ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Masar ay diyaar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-28T15:38:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/","name":"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg","datePublished":"2024-11-28T15:38:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/20241128638683633270722103.jpg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamadii-ay-sooomaaliya-usoodiri-lahayd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo diyaarisay ciidamadii ay Sooomaaliya usoodiri lahayd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184078"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184081,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184078\/revisions\/184081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}