{"id":184125,"date":"2024-12-02T12:08:01","date_gmt":"2024-12-02T09:08:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184125"},"modified":"2024-12-02T12:08:01","modified_gmt":"2024-12-02T09:08:01","slug":"axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Jubbaland ayaa isku diyaarineysa inay iska difaacdo ciidanka xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Jubbada Hoose, waxaana socda abaabul xoog leh.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu xabsi guri ka dhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex ee Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hadda waxaa la sheegay in ciidanka Jubbaland uu hoggaaminayo Abaanduulihii Ciidanka Birjeex, waxaana socda abaabulkii ugu cuslaa.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa la sheegay in xabsi guri uu ka dhigay saraakiil badan oo uu uga shakiyey inay xiriir hoose la leeyihiin Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Tallaabooyinka uu Axmed Madoobe qaaday saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka mid ah in kumanaan ciidamo ah uu ka diray magaalooyinka Kismaayo, Janaa-Cabdalla ilaa Buuloxaaji, kuwaas oo ku jawahan magaalo xeebeedka Kudhaa.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Axmed Madoobe ayaa doonaya in maalamaha soo socda uu dagaal ka dhan ah ciidanka xoogga dalka ka abaabulo deegaanka Kudhaa, waxaana heysata kalsooni darro aad u weyn, sida aan xogta ku helnay.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Ciidamada ayaa doonaya in aysan dagaalamin oo dowladda federaalka ay isku dhiibaan, balse Axmed Madoobe wuxuu ku cadaadinayaa inay dagaalamaan.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Maanta oo ugu dambeysay ciidamo watay ilaa afar doomood ayaa iska dhiibay Raaskambooni, kuwaas oo diiday inay dagaalamaan, balse Jubbaland oo war ka soo saartay ayaa sheegtay in ciidankaas aysan markii hore ka tirsaneyn oo ay ahaayeen maleeshiyaad abaabulan.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubbaland ayaa isku diyaarineysa inay iska difaacdo ciidanka xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Jubbada Hoose, waxaana socda abaabul xoog leh. Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu xabsi guri ka dhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex ee Jubbaland. Hadda waxaa la sheegay in ciidanka Jubbaland uu hoggaaminayo Abaanduulihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183534,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184125","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jubbaland ayaa isku diyaarineysa inay iska difaacdo ciidanka xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Jubbada Hoose, waxaana socda abaabul xoog leh. Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu xabsi guri ka dhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex ee Jubbaland. Hadda waxaa la sheegay in ciidanka Jubbaland uu hoggaaminayo Abaanduulihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-02T09:08:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1462\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-02T09:08:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1462,\"caption\":\"AXMED MADOOBE\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon","og_description":"Jubbaland ayaa isku diyaarineysa inay iska difaacdo ciidanka xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Jubbada Hoose, waxaana socda abaabul xoog leh. Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu xabsi guri ka dhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex ee Jubbaland. Hadda waxaa la sheegay in ciidanka Jubbaland uu hoggaaminayo Abaanduulihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-02T09:08:01+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1462,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/","name":"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","datePublished":"2024-12-02T09:08:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465588264_1118085326340023_3926336701421210217_n.jpg","width":2048,"height":1462,"caption":"AXMED MADOOBE"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-xabsi-guri-kadhigay-taliyihii-ugu-sareeyey-ciidanka-birjeex\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo xabsi guri kadhigay taliyihii ugu sareeyey ciidanka Birjeex"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184125"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184127,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184125\/revisions\/184127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183534"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}