{"id":184270,"date":"2024-12-08T21:33:34","date_gmt":"2024-12-08T18:33:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184270"},"modified":"2024-12-09T12:02:04","modified_gmt":"2024-12-09T09:02:04","slug":"daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184271\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png\" alt=\"\" width=\"1026\" height=\"734\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png 1026w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1-300x215.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1-1024x733.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1-768x549.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1-696x498.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1-587x420.png 587w\" sizes=\"(max-width: 1026px) 100vw, 1026px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.<\/p>\n<p>Galabta wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa qabtay shir jaraa\u2019id, isagoo farta ku fiiqay shakhsiyaad Soomaali ah oo Itoobiya ku soo hoggaaminaya dalkooda, kuwaas oo ciqaab adag ay la damacsan tahay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya ayaa cadeysay in Itoobiya ay gudaha Soomaaliya ka wado falal ay ku carqaladaynayso Amniga iyo Xasiloonida, iyadoo gacan siineysa madaxda la doonayo in sharciga la hor keeno ee heysata maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Wasiir Al-Cadaala ayaa sheegay in Itoobiya ay shalay Kismaayo ka dejisay labo diyaaradood, kuwaas oo Addis Ababa u qaaday madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno kale oo Jubbaland ka socda, si loogu adeegsado burburinta iyo carqaladeynta dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cShakhsiyaadka Itoobiya kala shaqeynaya falalka guracan isha ayaan ku heynaa, waxayna dowladda Soomaaliya hor keeni doontaa sharciga,\u201d ayuu yiri Wasiir Cadaala, farriintaan ayaa u muuqatay haniabaad ay dowladdu u direyso Jubbaland.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale Itoobiya ku eedeysay inay Hub si sharci-darro ah ku soo galisay deegaanno ka tirsan dawlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug, \u201cItoobiya waxay gudaha dalkeeda ku uruurisay Maleeshiyaad ay ka kaxaysay Hirshabelle,\u201d ayaa lagu yiri bayaankii dowladda.<\/p>\n<p>Eedeynta dowladda Soomaaliya ay maanta u jeedisay waxay saameysay shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airline, taas oo labo diyaaradood shalay u soo dirtay Jubbaland, hadii dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan qaadatonwaxay dalka ka mamnuuci kartaa diyaaradaha shirkadaas, taas oo musiibo dhaqaale ay kala kulmi karto Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cXubnaha heysta Jubbaland waxay Itoobiya doonaysaa in ay u kaashato abaabulka shirqoollo ka dhan ah umadda iyo Dawladnimada Soomaaliyeed, ayna u xalaaleeyaan dalka Maleeshiyaad Itoobiya ka amarqaata, si ay Itoobiya u hoos-geeyaan talada Gobolka Gedo,\u201d ayaa lagu yiri warka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Dawladda Soomaaliya ayaa ku goodisay inay diyaar u tahay ka difaacidda dalkeeda cid kasta oo ku soo xad-gudubta.<\/p>\n<p>\u201cDawladda Soomaaliya, waxeey markasta diyaar u tahay nabad kuwada noolaasho ku dhisan is ixtiraam balse marna uma dulqaadanayso xad-gudub kasta oo waxyeelaya Madaxbanaanida, Midnimada, Amniga iyo xasiloonida Qaranka,\u201d ayaa lagu yiri go\u2019aanka dowladda.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Dowlada maxkamad ayay gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/B85oy2KefCc\" width=\"855\" height=\"481\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso. Galabta wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa qabtay shir jaraa\u2019id, isagoo farta ku fiiqay shakhsiyaad Soomaali ah oo Itoobiya ku soo hoggaaminaya dalkooda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184270","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-08T18:33:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-09T09:02:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1026\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"734\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/\",\"name\":\"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png\",\"datePublished\":\"2024-12-08T18:33:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-09T09:02:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png\",\"width\":1026,\"height\":734},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon","description":"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-08T18:33:34+00:00","article_modified_time":"2024-12-09T09:02:04+00:00","og_image":[{"width":1026,"height":734,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/","name":"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png","datePublished":"2024-12-08T18:33:34+00:00","dateModified":"2024-12-09T09:02:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Itoobiya ayaa gudaha Soomaaliya ka wada daan-daansi iyo falal ku xadgudbaya madax-banaanida iyo qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaana isha lagu hayaa talaabooyinka la gudboon ee dowladda Soomaaliya ay qaadeyso.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/pixelcut-export-1.png","width":1026,"height":734},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowlada-oo-kuhanjabtay-inay-maxkamad-gayndoonta-kuwa-itoobiya-lasocda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Dowlada oo kuhanjabtay inay maxkamad gayndoonta kuwa Itoobiya lasocda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184270"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184270"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184273,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184270\/revisions\/184273"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}