{"id":184504,"date":"2024-12-19T11:56:37","date_gmt":"2024-12-19T08:56:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184504"},"modified":"2024-12-19T11:56:37","modified_gmt":"2024-12-19T08:56:37","slug":"wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/","title":{"rendered":"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184505\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yuusuf oo ahaa laba qof oo dhallinyaro ah, ayaa saaka maydkooda laga dhex helay baabuur nooca raaxada ah xaafadda Shacabka ee magaalada Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada dhallinyarada ah oo xalay fiidkii qoysaskooda ka soo baxay, ayaa la waayay, iyaga oo ka jawaabi waayay telefoonadooda gacanta, isla markaana saaka ayaa baabuurka dhexdii laga helay iyaga oo mayd ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hargeysa ayaa sheegay in maydka la keenay isbitaalka, isla markaana ay baadhis ku wadaan dhakhaatiirta iyo hay&#8217;addaha dambi baadhista ee booliiska.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Run ahaantii waa dhacdo ugub ah. Sababta dhimashada dhalisay, halka ay wax ka bilaabmeen, iyo halka ay wax ku dhamaadeen waa la ogaan doonaa&#8221;ayuu yidhi agaasimuhu. Anaga hadda ayuunbaa nala soo gaadhsiiyay, baadhitaankii hadda ayuun buu bilaabmay&#8221;.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184506\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470678290_8899865053453589_1308332146529883979_n.jpg\" alt=\"\" width=\"566\" height=\"911\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470678290_8899865053453589_1308332146529883979_n.jpg 566w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470678290_8899865053453589_1308332146529883979_n-186x300.jpg 186w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/470678290_8899865053453589_1308332146529883979_n-261x420.jpg 261w\" sizes=\"(max-width: 566px) 100vw, 566px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Inanta ayaa ahayd inan dhallinyaro ah, halka inanka geeriyooday uu ka mid ahaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland. Qoyska gabadha geeriyootay ayaa sheegay in ay xalay guriga ka baxday, kadibna ay mar dambe telefoonkeeda qaban wayday, isla markaana telefoonkeeda laga helay fariin ay inanka u dirtay ka hor inta aanay la kulmin iyada oo tidhi, &#8220;Hadda ayaan soo baxay.&#8221;<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Askar ka tirsan ilaalada madaxtooyada ayaa sheegay in laga shakisan yahay in ay cabeen cabitaan sun lagu daray. Laakiin wali baadhitaan lagu wado nooca sunta iyo cida ka danbaysay shirqoolkan.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yuusuf oo ahaa laba qof oo dhallinyaro ah, ayaa saaka maydkooda laga dhex helay baabuur nooca raaxada ah xaafadda Shacabka ee magaalada Hargeysa. Labada dhallinyarada ah oo xalay fiidkii qoysaskooda ka soo baxay, ayaa la waayay, iyaga oo ka jawaabi waayay telefoonadooda gacanta, isla markaana saaka ayaa baabuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yuusuf oo ahaa laba qof oo dhallinyaro ah, ayaa saaka maydkooda laga dhex helay baabuur nooca raaxada ah xaafadda Shacabka ee magaalada Hargeysa. Labada dhallinyarada ah oo xalay fiidkii qoysaskooda ka soo baxay, ayaa la waayay, iyaga oo ka jawaabi waayay telefoonadooda gacanta, isla markaana saaka ayaa baabuurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-19T08:56:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/\",\"name\":\"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-19T08:56:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon","og_description":"Huda Axmed Sh. Faarax iyo Xamse Axmed Yuusuf oo ahaa laba qof oo dhallinyaro ah, ayaa saaka maydkooda laga dhex helay baabuur nooca raaxada ah xaafadda Shacabka ee magaalada Hargeysa. Labada dhallinyarada ah oo xalay fiidkii qoysaskooda ka soo baxay, ayaa la waayay, iyaga oo ka jawaabi waayay telefoonadooda gacanta, isla markaana saaka ayaa baabuurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-19T08:56:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/","name":"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg","datePublished":"2024-12-19T08:56:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241219638701767200320259.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiil-iyo-gabar-oo-maydkooda-laga-dhex-helay-baabuur\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiil iyo Gabar oo Maydkooda Laga Dhex Helay Baabuur"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184504"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184507,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184504\/revisions\/184507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}