{"id":184615,"date":"2024-12-22T20:43:33","date_gmt":"2024-12-22T17:43:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184615"},"modified":"2024-12-23T12:34:51","modified_gmt":"2024-12-23T09:34:51","slug":"wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184611\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"395\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028-300x180.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiirkii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta xilkii laga qaaday ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimo uu sheegay inay sababeen xil-ka qaadistiisa, kuwaas oo dhamaantood salka ku haya masiirka HirShabeelle iyo qadiyadda Hiiraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wasiir hore Cabdirisaaq Cumar ayaa sababta xilka looga qaaday ku soo koobay kala aragti duwanaasho soo kala dhex gashay isaga iyo Xasan Sheekh, taasi oo ku saabsan tabashada reer Hiiraan, gaar ahaan beeshiisa Xawaadle ay ka qabaan awood qeybsiga maamulka HirShabeelle.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Cabdirisaaq iyo Xasan Sheekh ayaa muddo dheer soo ahaa saaxiibo siyaasadeed oo aad isugu dhow, sidoo kale waxaa la sheegay in Cabdirisaaq uu Abti dhow u yahay Xasan Sheekh, markii ay maanta dhacday xilka qaadistaan, waxaa soo yeeray war sheegaya inay isku qabteen lacago si hordhac ah looga helay saxiixa heshiisyadii Shidaalka, balse cadeyn raami ah looma hayo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Qoraalka Wasiir Cabdirisaaq oo faahfaahintiisu aysan dhaafsaneyn kala aragti duwanaasho soo kala dhex-gashay isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u muuqda mid lagu jiheynayo aragtida iyo fahanka arrinkaan ee dadweynaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hoos ka akhriso qoraalka Wasiirkii la bedelay ee Batroolka Cabdirisaaq Cumar Maxamed:<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxa laga yaabaa in ay dadku iswaydiinayaan sababta xiligan ku soo aadisay xil ka qaadistayda, iyada oo ay dad badan tuhmayeen in uu jiray xiriir qota dheer oo igala dhexeeyay Madaxweynaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waa dhab in uu jiro xiriirkaasi, xil ka qaadistayduna waxa ay ku timid kala aragti duwanaansho la xiriirta sida loo wajahayo xalinta tabashooyinka reer Hiiraan ay ka qabaan maamulka Hirshabeele, tabashooyinkaas oo soo jiray ilaa bilawgii dhismahii HirShabeele, muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh, mudadaas oo xalka loo arkay in maamulka hirshabeele caasimad looga dhigo Buloburde, arintaas oo aan hirgelin, laakiin is afgarad lagu gaaray in Jowhar ay noqoto caasimadda maamulka HirShabeele.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Tabashooyinkii oo marba marka ka dambeeyo isa soo tarayay ayaa sii xoogaystay waqtigii uu Maxamed Abdullahi Farmaajo uu dalka Madaxweynaha ka ahaa, iyadoo lagu guul daraystay waqtigaa in tabashada ay qabeen reer Hiiraan xal laga gaaro.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Mabda\u2019iyan Madaxweynaha, aniga iyo siyaasiyiinta kale waxaan ka midaysnayn in tabashooyinka ay qabaan reer Hiiraan ay yihiin tabashooyin dhab ah una baahan xal ay qayb ka yihiin maamulka HirShabeele iyo dowladda dhexe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hase ahaatee waxaa jiray kala aragti duwanaasho ah xalka ugu haboon oo loo xallin karo tabashooyinkaas, aniga waxaan qabay in xalka laga bilaabo reconciliation iyo in beelaha labada deegaan ee ku midaysan maamulka HirShabeele ee leh oday dhaqameed, Culumo iyo siyaasiyiin laga qaybgeliyo kana heshiiyaan sida ay noqonayso HirShabeelada cusub, lagana heshiiyo arrimaha gundhigga u ah tabashooyinka oo ay ka mid yihiin Caasimadda iyo Baarlamaanka HirShabeele.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Xalka Tabashooyinka oo aan aniga iyo xildhibaanada isku aragti ka ahayn, ayaa waxaa adkaatay inaan isla fahano Madaxda Hirshabele, taliyaha Sirdoonka iyo Nabad sugidda iyo Madaxweyne JFS. Waana ta sababta u ah Xil ka qaadistayda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25.png\" alt=\"\" width=\"1396\" height=\"1262\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25.png 1396w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-300x271.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-1024x926.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-768x694.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-696x629.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-1068x965.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-22-at-17.39.25-465x420.png 465w\" sizes=\"(max-width: 1396px) 100vw, 1396px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta xilkii laga qaaday ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimo uu sheegay inay sababeen xil-ka qaadistiisa, kuwaas oo dhamaantood salka ku haya masiirka HirShabeelle iyo qadiyadda Hiiraan. &nbsp; Wasiir hore Cabdirisaaq Cumar ayaa sababta xilka looga qaaday ku soo koobay kala aragti duwanaasho soo kala dhex gashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184611,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184615","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta xilkii laga qaaday ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimo uu sheegay inay sababeen xil-ka qaadistiisa, kuwaas oo dhamaantood salka ku haya masiirka HirShabeelle iyo qadiyadda Hiiraan. &nbsp; Wasiir hore Cabdirisaaq Cumar ayaa sababta xilka looga qaaday ku soo koobay kala aragti duwanaasho soo kala dhex gashay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-22T17:43:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-23T09:34:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/\",\"name\":\"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-22T17:43:33+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-23T09:34:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg\",\"width\":660,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon","og_description":"Wasiirkii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo maanta xilkii laga qaaday ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimo uu sheegay inay sababeen xil-ka qaadistiisa, kuwaas oo dhamaantood salka ku haya masiirka HirShabeelle iyo qadiyadda Hiiraan. &nbsp; Wasiir hore Cabdirisaaq Cumar ayaa sababta xilka looga qaaday ku soo koobay kala aragti duwanaasho soo kala dhex gashay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-22T17:43:33+00:00","article_modified_time":"2024-12-23T09:34:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":395,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/","name":"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg","datePublished":"2024-12-22T17:43:33+00:00","dateModified":"2024-12-23T09:34:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/2022424637863928467528028.jpg","width":660,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkii-batroolka-oo-sheegay-sababta-xika-looga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirkii Batroolka oo sheegay sababta xika looga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184615"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184617,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184615\/revisions\/184617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}