{"id":184771,"date":"2024-12-29T12:31:08","date_gmt":"2024-12-29T09:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184771"},"modified":"2024-12-29T12:31:08","modified_gmt":"2024-12-29T09:31:08","slug":"burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184772\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136-300x197.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136-639x420.jpg 639w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib \u201cmarkii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Burundi ayaa go\u2019aankeeda ku wargalisay Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika oo hadda ay ku fadhiso dowladda Jabuuti.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale Burundi ayaa dalbatay in howlgalka cusub loogu daro 2,000 oo askari, halka Soomaaliya ay sheegtay in ay u qoondaysay 1,000 askari.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Burundi ayaa horay u shaacisay in tiradaas kooban ay khatar gelin karto ciidankeeda, maadaama aysan iska difaaci karin cadow badan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, ilo wareedyo diblomaasiyadeed ayaa Caasimada Online u xaqiijiyey in Itoobiya ay isku dayayso in ay ku qanciso wadamada ciidanka u soo diraya Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka cusub ee AUSSOM in ay qaadacaan howlgalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Itoobiya ayaa dooneysa inay \u2018culays amni\u2019 saarto dowladda Soomaaliya, si caalamka looga gado in Soomaaliya ku socoto wadadii Afganistaan, isla markaana aan laga maarmin in ciidamada Itoobiya ay wadankanka ka difaacaan Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qorshaha cusub ee Itoobiya weli ma guuleysan, balse Dowladda Soomaaliya ayaa horay baaraan degtay shirqoolkaas, waxaana u diyaarsan ciidamo kale, hadii ay wadamada la qorsheeyey in ciidankaas ay ka yimaadaan ay isku dayaan inay la saftaan Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa Eritrea iyo Masar ku wargalisay in ay heegan galiyaan ciidamo ka howlgala Soomaaliya, hadii loo baahdo ciidan buuxin kara saldhigyada ay baneyaan ciidamada Midowga Afrika.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib \u201cmarkii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay\u201d. Dowladda Burundi ayaa go\u2019aankeeda ku wargalisay Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika oo hadda ay ku fadhiso dowladda Jabuuti. Sidoo kale Burundi ayaa dalbatay in howlgalka cusub loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184772,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib \u201cmarkii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay\u201d. Dowladda Burundi ayaa go\u2019aankeeda ku wargalisay Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika oo hadda ay ku fadhiso dowladda Jabuuti. Sidoo kale Burundi ayaa dalbatay in howlgalka cusub loogu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-29T09:31:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"434\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-29T09:31:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg\",\"width\":660,\"height\":434},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Burundi ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ay ka hartay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib \u201cmarkii ay ku qanciwaysay tirada ciidanka loo qoondeeyay\u201d. Dowladda Burundi ayaa go\u2019aankeeda ku wargalisay Gudoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika oo hadda ay ku fadhiso dowladda Jabuuti. Sidoo kale Burundi ayaa dalbatay in howlgalka cusub loogu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-29T09:31:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":434,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/","name":"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg","datePublished":"2024-12-29T09:31:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241229638710414269285136.jpg","width":660,"height":434},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/burundi-oo-diiday-ka-qayb-galka-howlgalka-midowga-afrika-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Burundi oo diiday ka qayb galka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184771"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184773,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184771\/revisions\/184773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}