{"id":184784,"date":"2024-12-30T12:44:03","date_gmt":"2024-12-30T09:44:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184784"},"modified":"2024-12-30T12:44:03","modified_gmt":"2024-12-30T09:44:03","slug":"xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/","title":{"rendered":"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-184785\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"247\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5.jpeg 322w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-300x145.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal burburin ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ayaa cagta mariyay xaafadda Buulo Weekiyo oo ku dhow dekedda wayn ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay muddo dheer daganaayeen dad shacab ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay ku jarmaadeen dhulkan oo dan-guud ah, waxaana xigtay inay burburin ku bilaabeen gaadiidka cagaf-cagafka ah oo ay wateen ciidamada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Burburinta saaka laga sameeyay gudaha ddegmada Xamarjajab ayaa daba socotay digniin la siiyay shacabka degan dhulkaasi, balse ay ka dhego adeegeen amarka dowladda, waxaana ku xigtay burburinta iyo ciidamo loo soo diro xaafaddaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida ay sheegeen saraakiil u hadashay dowladda ujeedka ayaa ah in dhulkan oo ah mid dowladeed loogu adeego shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shacabka ayaa dhanka kale qaba fikir ka duwan midkaasi, waxayna ku eedeeyeen dowladda inay iibineyso dhulalka ay la wareegeyso, isla markaana ay helayaan ganacsato.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda goobta ayaa la soo warrinayaa inay haatan kacsan tahay, waxaana ciidamadu ay xireen dhamaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaafadda Buulo Weekiyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa horay sidan oo kale u burburisay xaafadda Kaluunka Dab-damiska, xarunta wasaaradda arrimaha gudaha ee Boondheere iyo dhulal kale oo ku yaalla caasimada, kuwaas oo ahaa dan-guud ah, waxaana laga raray shacabkii daganaa halkaasi.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal burburin ah. Ciidamada ayaa cagta mariyay xaafadda Buulo Weekiyo oo ku dhow dekedda wayn ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay muddo dheer daganaayeen dad shacab ah. Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal burburin ah. Ciidamada ayaa cagta mariyay xaafadda Buulo Weekiyo oo ku dhow dekedda wayn ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay muddo dheer daganaayeen dad shacab ah. Wararka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-30T09:44:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"322\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"156\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/\",\"name\":\"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-12-30T09:44:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg\",\"width\":322,\"height\":156},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa booliska ayaa saaka waabarigii hore howlgal culus ku qaaday degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay ka sameeyeen howlgal burburin ah. Ciidamada ayaa cagta mariyay xaafadda Buulo Weekiyo oo ku dhow dekedda wayn ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay muddo dheer daganaayeen dad shacab ah. Wararka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-30T09:44:03+00:00","og_image":[{"width":322,"height":156,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/","name":"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg","datePublished":"2024-12-30T09:44:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/images-5-1.jpeg","width":322,"height":156},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaafadda-buulo-weekiyo-oo-burburin-lagu-bilaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaafadda Buulo Weekiyo oo burburin lagu bilaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184784"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184786,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184784\/revisions\/184786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}