{"id":184853,"date":"2025-01-03T13:18:31","date_gmt":"2025-01-03T10:18:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184853"},"modified":"2025-01-03T22:58:31","modified_gmt":"2025-01-03T19:58:31","slug":"itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184854\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/h1>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay ka wada-shaqaynayaan howl-galka cusub ee AUSSOM, kadib markii uu shalay magaalada Muqdisho kulan ku dhex-maray labada dhinac.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kulankaas oo u dhaxeeyay wasiirada difaaca ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayey labada dhinac heshiis uga gaareen arrintaan, sida uu shaaciyay wasiiru-dowlah arrimaha dibadda ee Itoobiya oo kulankaas uga hadlay bartiisa X (ex-Twitter).<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Labada waddan (Soomaaliya iyo Itoobiya) ayaa waxay ku heshiiyeen in ay ka wada shaqeeyaan howlgalka AUSSOM, xoojiyaanna xiriirka laba-geesoodka ah,\u201d ayaa wasiiru-dowlaha ku yiri qoraalka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka difaaca Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa isna dhankiisa sheegay in wafdiga Itoobiya oo ay hugaamineysay dhiggiisa Aisha Mohamed, ay ka wada-hadleen sidii labada dal u hormarin lahaayeen iskaashiga dhanka difaaca ee ka dhaxeeya ee labadal dal.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Iskaashigu waxa uu suuragalin doonaa jawi wax ku ool u noqon kara nabadda iyo barwaaqada gobolka Geeska Afrika,\u201d ayuu wasiir Jaamac ku yiri qoraal uu daabacay bartiisa X.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, wakaaladda wararka ee dowladda Itoobiya, ayaa waxay sheegtay in wafdigii shalay gaaray magaalada Muqdisho, in ay kulan la qaateen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh, ayna gaarsiiyeen farriin ay uga sideen ra\u2019iisul wasaare Abiy Ahmed, sida ay ka soo xigteen wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wakaaladda ayaa intaas ku dartay in labada dhinac ay isku afgarteen in wada-hadaladu ay sii socdaan, iyada oo la filayo in dhawaan saraakiil sar-sare oo ka socda Soomaaliya ay gaaraan magaalada Addis Ababa.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay ka wada-shaqaynayaan howl-galka cusub ee AUSSOM, kadib markii uu shalay magaalada Muqdisho kulan ku dhex-maray labada dhinac. &nbsp; Kulankaas oo u dhaxeeyay wasiirada difaaca ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayey labada dhinac heshiis uga gaareen arrintaan, sida uu shaaciyay wasiiru-dowlah arrimaha dibadda ee Itoobiya oo kulankaas uga hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay ka wada-shaqaynayaan howl-galka cusub ee AUSSOM, kadib markii uu shalay magaalada Muqdisho kulan ku dhex-maray labada dhinac. &nbsp; Kulankaas oo u dhaxeeyay wasiirada difaaca ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayey labada dhinac heshiis uga gaareen arrintaan, sida uu shaaciyay wasiiru-dowlah arrimaha dibadda ee Itoobiya oo kulankaas uga hadlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-03T10:18:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-03T19:58:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"344\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/\",\"name\":\"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-03T10:18:31+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-03T19:58:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":344},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon","og_description":"Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in dowladda Soomaaliya ay ka wada-shaqaynayaan howl-galka cusub ee AUSSOM, kadib markii uu shalay magaalada Muqdisho kulan ku dhex-maray labada dhinac. &nbsp; Kulankaas oo u dhaxeeyay wasiirada difaaca ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayey labada dhinac heshiis uga gaareen arrintaan, sida uu shaaciyay wasiiru-dowlah arrimaha dibadda ee Itoobiya oo kulankaas uga hadlay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-03T10:18:31+00:00","article_modified_time":"2025-01-03T19:58:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":344,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/","name":"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg","datePublished":"2025-01-03T10:18:31+00:00","dateModified":"2025-01-03T19:58:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg","width":660,"height":344},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-inay-cidamadooda-kamid-noqdan-howlgalka-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo loo ogolaaday inay cidamadooda kamid noqdan howlgalka cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184855,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184853\/revisions\/184855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}