{"id":184907,"date":"2025-01-07T11:56:09","date_gmt":"2025-01-07T08:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184907"},"modified":"2025-01-08T12:09:03","modified_gmt":"2025-01-08T09:09:03","slug":"20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177024\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-1536x1024.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-2048x1366.webp 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Ku dhowaad 20 Xildhibaan ayaa canbaareyn ka soo saaray qorshe ay sheegeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ganacsiga dhoofinta xoolaha Soomaaliya ugu xiray hal ganacsade oo degan dalka Jabuuti.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada ayaa sheegay in ganacsadahaas uu yahay mid shisheeye oo uusanba Soomaali aheyn, iyagoo hoosta ka xariiqay in nolasha bulshada Soomaliyeed ay ku tiirsan tahay dhaqashada iyo dheefsiga xoolaha nool, isla markaana saldhig ama laf-dhabar ay u yihiin qaab-dhismeedka dhaqaalaha dalka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Inta ay Soomaaliya jirtay, Xooluhu waxay door weyn ku lahaayeen nolosha dadka Soomaaliyeed, iyagoo si weyn uga soo gaybqaatay xasiloonida quutal-daruuriga, hab-nololeedka iyo dhaqaalaha bulshada,\u201d ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen xildhibaanada ku saxiixan warqadaan.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inay ka jawaabayaan cabasho ka soo yeertay bulshada Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan si adag u cambaaraynaynaa go\u2019aanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu xiray gacansade shisheeye oo lagu magacaabo Abu-Yasir dhoofinta xoolaha Soomaaliyeed, ninkaas oo ah nin ajnabiga ah oo taariikh madow ku leh gudaha Soomaaliya, ganacsato badan oo Soomaaliyeedna hore u dhacay deggana dalka Jabouti,\u201d ayaa lagu yiri eedeyntaan ka soo yeertay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada ayaa sheegay in tani ay tahay markii u horaysay ee ay dhacdo in dhoofka xoolaha Soomaaliyeed hal shaqsi loo xiro \u201cHab-dhaqankan iyo maamul xumadaan aan laga firsan ee sida joogtada ah loogu xad gudbayo xaquuqaadka shucuubta Soomaaliyeed, wuxuu cunaqabataynayaa xaqa ganacsiga xorta ah ee muwaadinka, wuxuuna dhabar jab ku noqonayaa kobcinta dhaqaalaha wadanka,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Xildhibaanada.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxay sheegeen in tani ay abuurayso in dad tiro badan oo ku tiirsanaa Xoolaha nool ay waayeen nolol maalmeedkoodi, iyagoo sheegay wadanka ay u horseedayso dhaqaale burbur baahsan oo ka daran kan maanta Soomaalidu wajahayso.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Go\u2019aankaas qaldani wuxuu saaxada ka saarayaa ganacsato Soomaaliyeed oo tiro badan, ganacsi xor ah, sinnaan iyo tartan cadaalad ah. Wuxuu horseedayaa musuqmaasuq, burbur dhaqaale iyo shacab Soomaaliyeed oo ku shaqo waaya,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Xildhibaanada.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxay sheegeen in go\u2019aankan dowladnimada uusan meelna ka soo gelin, marnaba ma nogon karo mid la aqbali karo. Waxana la wadaagaynaa oo ku boorrinaynaa goleyaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed, wax-garadka, ganacsatada, culimada, bulsho weynta Soomaaliyeed iyo ururrada rayidka ah, inay si adag uga gutaan waajibka ka saaran wadanka, oo ay si degdega uga hor yimaadaan cunaqabataynta iyo xad gudubkaa dhaqaale ee lagu hayo ummaddaa Soomaaliyeed, si loo badbaadiyo xoolaheena, hab nolo-leedka bulshada iyo dhaqaalaha waddanka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanada ayaa sheegay inay caddeynayaan in qalinka iyo shaqada qaran loo isticmaalo \u201cdano gurracan waa dambi Qaran\u201d\u2019sidaas daraadeedna ay dalbanayaan in loo wada istaago bad-baadinta dhaqaalaha dalka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">LIiska Soo Saaray War-Saxaafadeedkan:<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184908\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5376.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"884\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5376.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5376-244x300.webp 244w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5376-696x855.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5376-342x420.webp 342w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184909\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5377.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"860\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5377.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5377-251x300.webp 251w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5377-696x831.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5377-352x420.webp 352w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhowaad 20 Xildhibaan ayaa canbaareyn ka soo saaray qorshe ay sheegeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ganacsiga dhoofinta xoolaha Soomaaliya ugu xiray hal ganacsade oo degan dalka Jabuuti. &nbsp; Xildhibaanada ayaa sheegay in ganacsadahaas uu yahay mid shisheeye oo uusanba Soomaali aheyn, iyagoo hoosta ka xariiqay in nolasha bulshada Soomaliyeed ay ku tiirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku dhowaad 20 Xildhibaan ayaa canbaareyn ka soo saaray qorshe ay sheegeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ganacsiga dhoofinta xoolaha Soomaaliya ugu xiray hal ganacsade oo degan dalka Jabuuti. &nbsp; Xildhibaanada ayaa sheegay in ganacsadahaas uu yahay mid shisheeye oo uusanba Soomaali aheyn, iyagoo hoosta ka xariiqay in nolasha bulshada Soomaliyeed ay ku tiirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-07T08:56:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-08T09:09:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/\",\"name\":\"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-01-07T08:56:09+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-08T09:09:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon","og_description":"Ku dhowaad 20 Xildhibaan ayaa canbaareyn ka soo saaray qorshe ay sheegeen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu ganacsiga dhoofinta xoolaha Soomaaliya ugu xiray hal ganacsade oo degan dalka Jabuuti. &nbsp; Xildhibaanada ayaa sheegay in ganacsadahaas uu yahay mid shisheeye oo uusanba Soomaali aheyn, iyagoo hoosta ka xariiqay in nolasha bulshada Soomaliyeed ay ku tiirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-07T08:56:09+00:00","article_modified_time":"2025-01-08T09:09:03+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/","name":"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","datePublished":"2025-01-07T08:56:09+00:00","dateModified":"2025-01-08T09:09:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/20-xildhibaan-oo-qiyaano-qaran-u-heysata-xasan-sheekh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"20 Xildhibaan oo qiyaano qaran u heysata Xasan Sheekh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184907"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184910,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184907\/revisions\/184910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}