{"id":184931,"date":"2025-01-09T12:07:55","date_gmt":"2025-01-09T09:07:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184931"},"modified":"2025-01-09T12:07:55","modified_gmt":"2025-01-09T09:07:55","slug":"xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/","title":{"rendered":"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184666\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-1024x768.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-768x576.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-696x522.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-1068x801.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Dukumentiyo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in marwadii koowaad ee hore ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dukumeentiyadii ugu horreeya oo uu Facebook soo dhigay weriye Suuriyaan ah oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la sheegay inay ka yimaaddeen sirdoonka Suuriya. Waxaa ku xusan in sannadkii 1992-kii ay Bashaar al-Assad oo uu dhalay madaxweynihii wakhtigaas Xafiz al-Assad ay dul dhigeen kor joogteyn kadib markii uu Asma iyo sarkaal ka tirsaneyd MI5 Eliza Manningham-Buller kula kulmay hotel ku yaalla London.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bashaar, oo madaxweyne noqday 2000 kadib geeridii aabihiis, waxa uu London ku qaadanayey tababar dhakhtarnimo indhaha ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dokumentiyada ayaa sidoo kale lagu sheegay in kulan labaad oo uu la yeeshay Manningham-Buller kaasi oo ka dhacay guriga Asma ee xaafadda Acton intii ay socotay xaflad, sidoo kale la tuhmayo inuu ka soo muuqday taliyihii hore ee saldhigga sirdoonka MI6 ee Moscow Raymond Asquith.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Inkasta oo kulanku ahaa mid bulsho, martida Ingiriiska waxay waydiiyeen Dr Bashaar su\u2019aalo siyaasadeed (oo la xiriira arrimaha gudaha Suuriya iyo xiriirka uu la leeyahay qaar ka mid ah xubnaha hoggaanka dalka),\u201d ayaa ku qoran dukumentiga.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxay isku dayeen inay ogaadaan inuu wax xiriir ah la leeyahay iyo in kale.\u201d<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dukumeentiga labaad, ee ku taariikhaysan 1998, waxa uu sheegay xiriir ay Asma la laheyd Oxford Analytica Foundation, oo uu aasaasay Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka, waxaana lagu sheegay in Asma ay si hoose ugu shaqaynaysay sirdoonka UK, iyadoo sidoo kale ka shaqaynaysay JP Morgan.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada dukumeenti ayaa lagu sheegay inay ka soo baxeen miiska General Ali Issa Douba, madaxa sirdoonka Suuriya ee xilligii Hafez al-Assad.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Asma Fawaz Akhras, oo 17 jir ahayd markii ay dhacayeen kulamada la tuhunsan yahay, waxay guursatay Bashaar al-Assad 2000 wax yar ka dib markii uu qabtay xilka madaxtinimada.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, warar ayaa sheegaya in dokumentiyada ay yihiin been abuur, ayada oo qof uu xusay in farta lagu qoray warqadda ee Carabiga oo ah nooca Kawkab Mono la hindisay un 2015-kii.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kahor inta uusan billaaban dagaalka sokeeye ee Suuriya 2011, waxaa isbedelay xiriirkii u dhaxeeyey dowladda Assad iyo Mareykanka iyo UK.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Horraantii 2000-aadkii, Assad iyo xaaskiisa oo haysata dhalashada UK, ayaa waxaa UK ku casuumay ra\u2019iisul wasaarihii xilligaas Tony Blair, halkaas oo Assad uu kula kulmay boqorad Elizabeth.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wixii ka dambeeyay weeraradii 9\/11, Assad waxa uu ogolaaday in Syria loo isticmaalo goob lagu jirdilo dadka laga shakisan yahay ee ay afduubteen ciidamada sirdoonka Maraykanka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hase yeeshee, Assad waxa uu mar walba xiriir la lahaa dalka Maraykanka ay cadowga yihiin ee Iran, waxaana lagu eedeeyey inuu ogolaaday in dhulka Suuriya ay isticmaalaan Al-Qaacida iyo kooxaha kale ee hubaysan ee u socdaalaya Ciraaq si ay ula dagaallamaan Maraykanka.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184932\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH.webp\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"1316\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH.webp 932w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH-725x1024.webp 725w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH-768x1084.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH-696x983.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqoWwAAgViH-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-184933\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD.webp\" alt=\"\" width=\"932\" height=\"1316\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD.webp 932w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD-725x1024.webp 725w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD-768x1084.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD-696x983.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Ggt5fqpX0AAoVCD-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 932px) 100vw, 932px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dukumentiyo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in marwadii koowaad ee hore ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain. &nbsp; Dukumeentiyadii ugu horreeya oo uu Facebook soo dhigay weriye Suuriyaan ah oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la sheegay inay ka yimaaddeen sirdoonka Suuriya. Waxaa ku xusan in sannadkii 1992-kii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dukumentiyo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in marwadii koowaad ee hore ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain. &nbsp; Dukumeentiyadii ugu horreeya oo uu Facebook soo dhigay weriye Suuriyaan ah oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la sheegay inay ka yimaaddeen sirdoonka Suuriya. Waxaa ku xusan in sannadkii 1992-kii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-09T09:07:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/\",\"name\":\"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-01-09T09:07:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp\",\"width\":680,\"height\":425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon","og_description":"Dukumentiyo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in marwadii koowaad ee hore ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain. &nbsp; Dukumeentiyadii ugu horreeya oo uu Facebook soo dhigay weriye Suuriyaan ah oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la sheegay inay ka yimaaddeen sirdoonka Suuriya. Waxaa ku xusan in sannadkii 1992-kii ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-09T09:07:55+00:00","og_image":[{"width":680,"height":425,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/","name":"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp","datePublished":"2025-01-09T09:07:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp","width":680,"height":425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-madaxwaynihii-hore-ee-suuriya-oo-basaas-u-ahayd-mi5\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaska madaxwaynihii hore ee Suuriya oo basaas u ahayd mi5"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184931"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184934,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184931\/revisions\/184934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}