{"id":184974,"date":"2025-01-11T23:30:06","date_gmt":"2025-01-11T20:30:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184974"},"modified":"2025-01-11T23:30:06","modified_gmt":"2025-01-11T20:30:06","slug":"akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/","title":{"rendered":"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184971\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-768x576.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-696x522.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/FB_IMG_1736607434596-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray kulamadii galabta dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, kadib safar uu Xasan Sheekh galabta ku tegay magaalada Addis Ababa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu xusay muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida labada dhinac, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha amniga, la dagaalanka argagixisada, dhaqaalaha iyo xasiloonida Gobolka Geeska Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Labada masuul ayaa iska xog-wareystay arrimo badan oo khuseeya labada dal iyo kuwa gobolka, waxayna wada-hadallo wax ku ool ah ka yeesheen xoojinta xiriirka walaalnimo ee ka dhexeeya labada dal,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Qoraalka ayaa intaas ku sii daray \u201cMadaxdu waxay ku heshiiyeen inay dib u soo celiyaan oo ay kor u qaadaan xiriirkooda laba geesoodka ah, iyagoo matalaad diblomaasiyadeed oo buuxda u kala dirsanaya caasimadaha labada dal.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed waxay carrabka ku adkeeyeen baahida loo qabo in ergadooda diblomaasiyadeed ay si dhow isaga kaashadaan arrimaha khuseeya labada dal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Hogaamiyayaasha ayaa xaqiijiyay in xasiloonida gobolka ay u baahan tahay iskaashi adag oo dhex mara labada dal oo ku dhisan is-aaminaad, kalsooni iyo ixtiraam,\u201d ayaa lagu yiri bayaankaan goordhow ka soo baxay wadahadaladii Addis Ababa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in laga wada shaqeeyo sidii loo sii xoojin lahaa dadaallada lagu hagaajinayo xiriirka gobolka, kobcinta isfaham guud iyo horumarka la wadaago.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Sidoo kale, wada-hadallada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii wadi lahaa, loona xoojin lahaa iskaashiga dhinaca ammaanka ee labada dal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Hogaamiyayaasha ayaa hoosta ka xariiqay khatarta halista ah ee khatarta sii kordheysa ee kooxaha xagjirka ah ee gobolka ka jira, waxayna isku raaceen in ay faraan hay\u2019adaha amniga ee kala duwan in ay xoojiyaan iskaashiga horumarinta nabadda iyo xasilloonida gobolka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Madaxdu waxay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga labada dal. Waxay ku heshiiyeen in la ballaariyo isku xirka kaabayaasha dhaqaalaha si loo fududeeyo ganacsiga iyo barwaaqada la wadaago iyada oo loo marayo iskaashi dhaqaale oo xooggan,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka Xasan iyo Abiy.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Ugu dambeyntii, waxay Xasan iyo Abiy sheegeen inay go\u2019an tahay xaqiijinta Baaqii Ankara, saaxiibtinimada iyo wadajirka labada dal. \u201cWaxa kale oo ay isla garteen in la dardargeliyo wada xaajoodyada farsamo ee ku cad bayaanka,\u201d ayaa lagu soo gabagabeeyey war-saxaafadeedka laga soo saaray kulankii Xasan iyo Abiy ay ku yeesheen Addis Ababa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184975\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1497\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-216x300.webp 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-739x1024.webp 739w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-768x1065.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-696x965.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-1068x1480.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73-303x420.webp 303w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray kulamadii galabta dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, kadib safar uu Xasan Sheekh galabta ku tegay magaalada Addis Ababa. Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu xusay muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida labada dhinac, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha amniga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray kulamadii galabta dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, kadib safar uu Xasan Sheekh galabta ku tegay magaalada Addis Ababa. Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu xusay muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida labada dhinac, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha amniga, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-11T20:30:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1497\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/\",\"name\":\"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp\",\"datePublished\":\"2025-01-11T20:30:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp\",\"width\":1080,\"height\":1497},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon","og_description":"Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray kulamadii galabta dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, kadib safar uu Xasan Sheekh galabta ku tegay magaalada Addis Ababa. Ugu horeyn bayaanka ayaa lagu xusay muhiimada ay leedahay in la ixtiraamo madax-bannaanida labada dhinac, iyadoo la iska kaashanayo arrimaha amniga, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-11T20:30:06+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1497,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/","name":"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp","datePublished":"2025-01-11T20:30:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/61e71508-e194-4e59-a9ac-aaeb57e23f73.webp","width":1080,"height":1497},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-somaliya-iyo-ithopia-oo-warmurtiyeed-soosaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:- Somaliya iyo Ithopia oo warmurtiyeed soosaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184976,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184974\/revisions\/184976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}