{"id":185140,"date":"2025-01-21T12:01:54","date_gmt":"2025-01-21T09:01:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185140"},"modified":"2025-01-21T12:01:54","modified_gmt":"2025-01-21T09:01:54","slug":"illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/","title":{"rendered":"illaa 15 kun oo  shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185142\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/a538f6a0-d73f-11ef-9db6-657c5dd191fb.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/a538f6a0-d73f-11ef-9db6-657c5dd191fb.jpg.webp 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/a538f6a0-d73f-11ef-9db6-657c5dd191fb.jpg-300x168.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Daba-yaqaadda sanadkii tegay ayay aheyd markii dowladda Soomaaliya iyo Sacuudiga ay gaareen heshiis la xiriira shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Sacuudiga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Heshiiskan oo si gaar ah ay bishii December 2024-kii qalanki ku wada dugeen wasiirada shaqada ee labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaya yareynta shaqo la\u2019aanta dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Labada dal ayaa ku heshiiyey in nidaam ka duwan kuwii hore ee shaqaalaha Soomaalida loogu diri jiray Sacuudiga hadda loo maro, kaas oo waafaqsan shuruucda shaqaalaha ee caalamiga iyo kuwa labada dal u yaalla, sida uu sheegay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Runtii dowladda Soomaaliya Sucuudiga shaqaale ayaa loo diri jiray inkasta oo uusan ahayn heshiis rasmi ah oo ahaa mid afka ah iska ahaa, khaladaad badana ayaa dhici jiray oo dadkii meesha la geeyo aysan xaquuqdodi helin, Kufis, khaladaad badan ayaa jiray,\u201d ayuu yiri wasiir Yuusuf Maxamed Aadan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradduna door kuma lahayn taas ayaana keentay markaa imaanay wixii ugu horreeyey ee qabanay inaa joojino Shirkadihii khaladaadas sameeyey markii safaaraddeena noo soo gudbiysay.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Shaqaalahan ayaa noqon doona laba qeybood oo kala ah xirfadleyaal iyo xoogmaal, iyadoo dadka xoogsato ah ay qabanayaan shaqooyn ay kamid yihiin ka shaqaynta guryaha, ilmo haynta, dadka waayeelka ah, dadka caawinta u baahan iyo shaqooyinka la mid ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Halka dadka xirfadlayda ay noqonayan kuwa shahaado ka haysta xirfadooda kuwaas oo ay kamid yihiin kalkaaliyaal, dhaqaatiir, injineero, dadka bartay culuumta kombuyuutarka iyo dadka haysta oggolaanshiyaha gawaarida waaweyn lagu kaxeeyo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Si kastaba, horraanta bisha Febraayo ee sanadkan ayaa lagu wadaa in shaqaalaha ugu horreeya loo qaadi doono dalka Sacuudiga, kuwaasi oo gaaraya illaa 15 kun oo qof oo shaqaale isku jira xoogsato iyo xirfadlayaal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daba-yaqaadda sanadkii tegay ayay aheyd markii dowladda Soomaaliya iyo Sacuudiga ay gaareen heshiis la xiriira shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Sacuudiga. &nbsp; Heshiiskan oo si gaar ah ay bishii December 2024-kii qalanki ku wada dugeen wasiirada shaqada ee labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaya yareynta shaqo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Daba-yaqaadda sanadkii tegay ayay aheyd markii dowladda Soomaaliya iyo Sacuudiga ay gaareen heshiis la xiriira shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Sacuudiga. &nbsp; Heshiiskan oo si gaar ah ay bishii December 2024-kii qalanki ku wada dugeen wasiirada shaqada ee labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaya yareynta shaqo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-21T09:01:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/\",\"name\":\"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-01-21T09:01:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon","og_description":"Daba-yaqaadda sanadkii tegay ayay aheyd markii dowladda Soomaaliya iyo Sacuudiga ay gaareen heshiis la xiriira shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Sacuudiga. &nbsp; Heshiiskan oo si gaar ah ay bishii December 2024-kii qalanki ku wada dugeen wasiirada shaqada ee labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaya yareynta shaqo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-21T09:01:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/","name":"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp","datePublished":"2025-01-21T09:01:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/ac495910-3601-11ef-a044-9d4367d5b599.jpg.webp","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/illaa-15-kun-oo-shaqaale-ah-ayaa-sacuudiga-aadi-doona\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"illaa 15 kun oo shaqaale ah ayaa Sacuudiga aadi doona"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185140"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185143,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185140\/revisions\/185143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}