{"id":185154,"date":"2025-01-21T22:00:08","date_gmt":"2025-01-21T19:00:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185154"},"modified":"2025-01-21T22:00:08","modified_gmt":"2025-01-21T19:00:08","slug":"hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda duulista oo jawaab ka bixiyay go&#8217;aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185155\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Shirkadaha diyaaradaha oo go\u2019aankooda ku saleeyay cabashooyin ay sheegeen inay ka tirsanayaan dowladda, gaar ahaan wasaaradda gaadiidka iyo hay\u2019adda duulista rayidka ayey goordhoweyd waxba kama jiraan ku tilmaamtay dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed iyada oo ka duulaysa bedqabka, habsami usocodka duulimaadyada iyo ilaalinta xuquuqda shacabka Soomaaliyeed ee safraya, ayeey waxay u cadaynaysaa shacabka Soomaaliyeed in howlaha safarada gudaha iyo dibadda ay caadigoodii u socon doonaan beri oo ay Taariikhdu ku beegantahay 22\/01\/2025,\u201d ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay hay\u2019adda duulista rayidka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hay\u2019adda ayaa sheegtay in shirkadaha diyaaradaha ay ku kaceen tacadiyo ka dhan ah rakaabka, kadib marka ay marar badan dhacday in rakaabka lasoo xareeyo iyada oo aysan diyaarad joogin, ayna dhowr jeer dib u dhacyo ku keeneen dadkii safrayay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Arrintan oo dhibaato badan ku haysay shacabka Soomaaliyeed ee u safraya gudaha dalka ayey sheegtay hay\u2019adda duulista rayidka inay amartay in aan Counter-ka loo furi karin shirkadaha aysan diyaaradaha u joogin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay diyaar u yihiin inay shirkadaha diyaaradaha ka gacansiiyaan in ay si waafaqsan sharciga u gutaan shaqadooda una adeegaan shacabka,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka hay\u2019adda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185158\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579691768443.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"922\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579691768443.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579691768443-215x300.jpg 215w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579691768443-301x420.jpg 301w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185156\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730580148604815.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"851\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730580148604815.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730580148604815-233x300.jpg 233w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730580148604815-326x420.jpg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha. &nbsp; Shirkadaha diyaaradaha oo go\u2019aankooda ku saleeyay cabashooyin ay sheegeen inay ka tirsanayaan dowladda, gaar ahaan wasaaradda gaadiidka iyo hay\u2019adda duulista rayidka ayey goordhoweyd waxba kama jiraan ku tilmaamtay dowladda. &nbsp; \u201cHay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185155,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185154","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hay&#039;adda duulista oo jawaab ka bixiyay go&#039;aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hay&#039;adda duulista oo jawaab ka bixiyay go&#039;aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-21T19:00:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/\",\"name\":\"Hay'adda duulista oo jawaab ka bixiyay go'aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-21T19:00:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hay&#8217;adda duulista oo jawaab ka bixiyay go&#8217;aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hay'adda duulista oo jawaab ka bixiyay go'aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon","description":"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hay'adda duulista oo jawaab ka bixiyay go'aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-21T19:00:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":363,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/","name":"Hay'adda duulista oo jawaab ka bixiyay go'aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg","datePublished":"2025-01-21T19:00:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Hay\u2019adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa meesha ka saartay go\u2019aankii ay shirkadaha diyaaradaha ku sheegeeen in aysan jiri doonin duulimaadyadii gudaha.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025121638730579955001651.jpg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-oo-jawaab-ka-bixiyay-goaan-kasoo-baxay-shirkadaha-diyaaradaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hay&#8217;adda duulista oo jawaab ka bixiyay go&#8217;aan kasoo baxay shirkadaha diyaaradaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185154"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185159,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185154\/revisions\/185159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}