{"id":185287,"date":"2025-01-31T12:13:37","date_gmt":"2025-01-31T09:13:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185287"},"modified":"2025-01-31T12:13:37","modified_gmt":"2025-01-31T09:13:37","slug":"dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo dib uga bilaawday  gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185288\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176-300x163.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda iyo Al-shabaab ayaa goordhaw dib uga qarxay deegaanka lagu magacaabo Cadow Gureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobilka Hiiraan<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dagaalka haatan ka socda deegaanka Cadow Gureey ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, kaasoo si gaar ah uga socda dhul howd ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Si kastaba ha ahaatee dagaalkaan dib u bilaawday ayaa imaanaya, iyadoo Shalay deegaanada dhaca Jiinka Wabiga Shebeelle, gaar ahaan deegaanka Jicibow uu ka dhacay dagaal qaatay in ka badan 8 saacadood oo xiriir ahaa, kaasoo wali si rasmi ah aanan loo helin khasaraaha ka dhashay, marka laga soo tago in ciidamada is kaashanaya ay la wareegeen deegaankaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa aad u adag in si dhab ah loo helo khasaaraha dagaalka socda, maadama meelaha lagu dagaalamayo ay isaga barakaceen qoysaskii xoolo dhaqatada ahaa ee ku noola, islamarkaana isgaarsiinta deegaanadaasi ay tahay mid aanan wanaagsaneen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Saraakiisha ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ayaa dagaalka ka sheeganaya iney horumar ay ka sameeyeen, islamarkaana kooxda Al-shabaab ay ka saaren godad waa weyn oo ku fadhiya dhul baaxad leh oo ay halkaas ka qoteen si ay isaga difaacaan gulufka ciidamada iskaashanaya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda iyo Al-shabaab ayaa goordhaw dib uga qarxay deegaanka lagu magacaabo Cadow Gureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobilka Hiiraan &nbsp; &nbsp; Dagaalka haatan ka socda deegaanka Cadow Gureey ayaa lasoo warinaya inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185288,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda iyo Al-shabaab ayaa goordhaw dib uga qarxay deegaanka lagu magacaabo Cadow Gureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobilka Hiiraan &nbsp; &nbsp; Dagaalka haatan ka socda deegaanka Cadow Gureey ayaa lasoo warinaya inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-31T09:13:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-31T09:13:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg\",\"width\":660,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon","og_description":"Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeya ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda iyo Al-shabaab ayaa goordhaw dib uga qarxay deegaanka lagu magacaabo Cadow Gureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobilka Hiiraan &nbsp; &nbsp; Dagaalka haatan ka socda deegaanka Cadow Gureey ayaa lasoo warinaya inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-31T09:13:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":358,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/","name":"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg","datePublished":"2025-01-31T09:13:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025131638738927271875176.jpg","width":660,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-dib-uga-bilaawday-gobolka-hiiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo dib uga bilaawday gobolka Hiiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185287"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185289,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185287\/revisions\/185289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}