{"id":185305,"date":"2025-02-01T13:20:27","date_gmt":"2025-02-01T10:20:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185305"},"modified":"2025-02-01T13:20:27","modified_gmt":"2025-02-01T10:20:27","slug":"daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/","title":{"rendered":"Daawo: Cali Jeyte  ajaanib ayaan halkan kudilnay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185306\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png\" alt=\"\" width=\"1218\" height=\"790\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png 1218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-300x195.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-1024x664.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-768x498.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-696x451.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-1068x693.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38-648x420.png 648w\" sizes=\"(max-width: 1218px) 100vw, 1218px\" \/><\/p>\n<p>Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo dagaalka Al-Shabaab uu uga hadlay, sidoo soo bandhigay guulo ay ciidamada Soomaaliya ka gaareen dagaal socday 48-kii saac ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Cali Jeyte ayaa sheegay in dhulkii ugu muhiimaanaa ee Jiinka Wabiga Shabeelle ay ka xoreeyeen kooxda, dagaalyahano badana ay uga laayeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in ajaanib Shabaab ah ay ku dileen dagaalka, isagoo hoosta ka xariiqay in dalkaan aysan nabadi ka dhacayn iyadoo aan Shabaab laga xoreyn.<\/p>\n<p>\u201cAjaanib ayaa ku dhimatay dagaalka, welina kuwaa ku jira buurahaas, waan la yaabnay, anigaan oo deegaanka u dhashay kuma noolaa karo halkaan, kuwo kale oo deegaankaan aan u dhalan ayaan ku dilnay dagaalka, inta hartana waa laga sifeynayaa,\u201d ayuu yiri Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Cali Jeyte ayaa qiray in dagaalka ay soo galeen ciidamada Jabuuti ee Hiil Walaal, kuwaas oo hubka culus ku garaacay Khawaarijta oo gashay dhul buuraley ah.<\/p>\n<p>\u201cDadka shacabka ah waxaan leeyahay musiibo hadii ay timaado waa la iska kaashadaa ee halkaan musiibaa taallee nagu garab siiya, inta Soomaaliya Shabaab joogo ma degi doonto,\u201d ayuu yiri Cali Jeyte.<\/p>\n<p>Hoggaamiye Ciidamada Deegaanka wacad ku maray in Shabaab ay dhadhemi doonaan xanuunka ay u geysteen dad badan oo aan waxaba ka galabsan, \u201cwaan u aarayaa dadkii ui Shabaab-ku naga dilay waa balan,\u201d ayuu yiri.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" title=\"Cali Jeyte Khawaawrijta waxaan tusnay in la joogo waqtigii dhammaadkooda\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KAlzQkieCbk\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo dagaalka Al-Shabaab uu uga hadlay, sidoo soo bandhigay guulo ay ciidamada Soomaaliya ka gaareen dagaal socday 48-kii saac ee lasoo dhaafay. Cali Jeyte ayaa sheegay in dhulkii ugu muhiimaanaa ee Jiinka Wabiga Shabeelle ay ka xoreeyeen kooxda, dagaalyahano badana ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185306,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo dagaalka Al-Shabaab uu uga hadlay, sidoo soo bandhigay guulo ay ciidamada Soomaaliya ka gaareen dagaal socday 48-kii saac ee lasoo dhaafay. Cali Jeyte ayaa sheegay in dhulkii ugu muhiimaanaa ee Jiinka Wabiga Shabeelle ay ka xoreeyeen kooxda, dagaalyahano badana ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-01T10:20:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"790\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/\",\"name\":\"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png\",\"datePublished\":\"2025-02-01T10:20:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png\",\"width\":1218,\"height\":790},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon","og_description":"Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte ayaa qabtay shir jaraa\u2019id oo dagaalka Al-Shabaab uu uga hadlay, sidoo soo bandhigay guulo ay ciidamada Soomaaliya ka gaareen dagaal socday 48-kii saac ee lasoo dhaafay. Cali Jeyte ayaa sheegay in dhulkii ugu muhiimaanaa ee Jiinka Wabiga Shabeelle ay ka xoreeyeen kooxda, dagaalyahano badana ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-01T10:20:27+00:00","og_image":[{"width":1218,"height":790,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/","name":"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png","datePublished":"2025-02-01T10:20:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-01-at-10.17.38.png","width":1218,"height":790},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-jeyte-ajaanib-ayaan-halkan-kudilnay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Cali Jeyte ajaanib ayaan halkan kudilnay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185305"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185307,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185305\/revisions\/185307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185306"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}