{"id":185391,"date":"2025-02-12T13:31:48","date_gmt":"2025-02-12T10:31:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185391"},"modified":"2025-02-12T13:31:48","modified_gmt":"2025-02-12T10:31:48","slug":"6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/","title":{"rendered":"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185392\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366-300x181.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayactirka iyo dib udhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ka daah furay Ra&#8217;iisul wasaare kuxigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali waxaana si rasmi ah heshiisyadaasi u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">28-shirkadood oo tartankaan horey usoo galay, ayaa kaliya waxaa kusoo baxay afar shirkadood oo kala ah 1-Kulmiye, 2-Docol, 3-Dhis, 4- Buruuj, waxaana goobta ay munasaabadan ka dhaceysay goob joog ka ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan DFS, Ganacsato iyo qeybaha Bulshada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wadooyinka la dhiso doono ayaa waxaa maal-galinaya Mashruuca Nagaad ee ay maamusho Wasaaradda Hawlaha Guud Soomaaliya, Waxaana ka mid ah Waddada Keysaneey, Dhameystirka Waddada Dayniile, Waddada weyn ee Dagmada Kaxda, Waddada Isbitaal Madiino, Wadada Nasiib-Buundo ilaa madaxtooyada, iyo Waddooyinka xiriiriya shangani iyo via Rooma ee Degmada Xamar Weyne.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Dib u Dhiska Iyo Guryeynta Dr Cilmi Maxamud Nur ayaa sheegay in ay ka go\u2019antahay dib u dhiska Waddooyinka bur-buray ee dalka, Mashruucan Nagaadna uu kaalin weyn ka gaystay dhismaha &amp; bilicda Waddooyinka dhexmara Magaalooyinka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa bogaadiyay mashruuca Nagaad ee gobalka Banaadir kaas oo ah mashruuc qeyb weyn ka qaatay horumarinta bilicda Caasimadda, gaar ahaan dib udhiska Waddooyinka iyo kaabashayaasha dhaqaalaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ugu dambeeyn, Ra\u2019isul wasaare ku-xigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ku amaanay Maamulka Gobolka Banaadir sida ay oga go\u2019an tahay in Caasimadda ay la jaan qaado Magaalooyinka dhigeeda ee horumaray.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayactirka iyo dib udhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ka daah furay Ra&#8217;iisul wasaare kuxigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali waxaana si rasmi ah heshiisyadaasi u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. &nbsp; &nbsp; 28-shirkadood oo tartankaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185392,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayactirka iyo dib udhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ka daah furay Ra&#8217;iisul wasaare kuxigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali waxaana si rasmi ah heshiisyadaasi u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. &nbsp; &nbsp; 28-shirkadood oo tartankaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-12T10:31:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/\",\"name\":\"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-12T10:31:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon","og_description":"Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah dayactirka iyo dib udhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ka daah furay Ra&#8217;iisul wasaare kuxigeenka dalka Cabdisalaan Cabdi Cali waxaana si rasmi ah heshiisyadaasi u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. &nbsp; &nbsp; 28-shirkadood oo tartankaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-12T10:31:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/","name":"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg","datePublished":"2025-02-12T10:31:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025212638749199365328366.jpg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/6-wado-oo-muhiim-ah-oo-laga-dhisayo-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"6 wado oo muhiim ah oo laga dhisayo Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185391"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185393,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185391\/revisions\/185393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185392"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}