{"id":185431,"date":"2025-02-13T13:52:57","date_gmt":"2025-02-13T10:52:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185431"},"modified":"2025-02-13T13:52:57","modified_gmt":"2025-02-13T10:52:57","slug":"daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185432\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png\" alt=\"\" width=\"1258\" height=\"1250\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png 1258w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-300x298.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-1024x1017.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-768x763.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-696x692.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-1068x1061.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16-423x420.png 423w\" sizes=\"(max-width: 1258px) 100vw, 1258px\" \/>Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka u qabtay in muddo 24 saac ah ay uga soo jawaabto kiiska dhalinyaradii shalay lagu dilay deegaanka Jaziira.<\/p>\n<p>Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa cadeeyey in meydkii labo wiil oo halkaas looga dilay aysan weli aasin, isla markaana ay doonayaan in cadaalad ay ka helaan dowladda.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in shalay ay weerar ku qaadeen deegaanka Jazeera, halkaas oo lagu dilay koox maleeshiyaad ah oo hubeysan, halka kuwo kalena nolosha lagu soo qabtay.<\/p>\n<p>Waxaa jiray war sheegayey in ciidamada dowladda ay weerareen rag la aaminsan yahay in ciidan loogu magac-daray (Badbaado Qaran) ay ku diyaarinayeen duleedka Muqdisho.<\/p>\n<p>Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa maanta sheegay in waxba aysan ka jirin wararka sheegaya in wiilashooda ay ahaayeen ciidan loo diyaariyey \u2018Badbaado Qaran 2\u2019.<\/p>\n<p>Sidoo kale odayaasha ayaa sheegay in deegaanka Jazeera uu ka taliyo maamulka Koonfur Galbeed, isla markaana dowladda federaalka ay ka doonayaan inay ka jawaabto gardarrada lagu laayey wiilashoodii.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cadeyneynaa in uusan jirin siyaasi ka soo jeeda beesha Shiikhaal oo ku lug leh abaabulka waxa loogu yeeray Badbaado Qaran, sidaas darteed waa lagu been abuurtay wiilasheena, waxaana dowladda uga fadhinaa in 24 saac ay uga soo jawaabto cabashadeena, meydadka wiilasheenii ayaa dhabta noo saaran,\u201d ayey dheheen odayaasha hadlay.<\/p>\n<p>Deegaanka Jaziira wuxuu ka tirsan yahay gobolka Shabeellaha Hoose, waana deegaan ay deggan yihiin beesha Shiikhaal Jaziira, sidoo kale eedeymaha kasoo yeeray dowladda waxaa kamid ahaa in kooxda la weeraray ay isbaaro u taallay deegaanka.<\/p>\n<p>Waxgaradka beesha ayaa horey uga digay dhul boob ka socda deegaanka Jaziira, iyagoo uga digay shirkadaha, bangiyada, ganacsatada, iyo dowladaha caalamka inay ka qeybqaataan boobka dhulka beesha oo masuuliyiin ka tirsan dowladda ay ku eedeeyeen.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin eedeymaha loo jeediyay ee ku saabsan weerarka lagu qaaday dhalinyarada lagu dilay, qaarna lagu qabtay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Beesha Shiikhaal oo dowladda u qabatay 24 saac in ay uga soo jawaabto weerar ciidama..\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/41i6Nl5B2bI\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka u qabtay in muddo 24 saac ah ay uga soo jawaabto kiiska dhalinyaradii shalay lagu dilay deegaanka Jaziira. Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa cadeeyey in meydkii labo wiil oo halkaas looga dilay aysan weli aasin, isla markaana ay doonayaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka u qabtay in muddo 24 saac ah ay uga soo jawaabto kiiska dhalinyaradii shalay lagu dilay deegaanka Jaziira. Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa cadeeyey in meydkii labo wiil oo halkaas looga dilay aysan weli aasin, isla markaana ay doonayaan in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-13T10:52:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1258\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/\",\"name\":\"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png\",\"datePublished\":\"2025-02-13T10:52:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png\",\"width\":1258,\"height\":1250},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon","og_description":"Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka u qabtay in muddo 24 saac ah ay uga soo jawaabto kiiska dhalinyaradii shalay lagu dilay deegaanka Jaziira. Odayaasha u hadlay beesha Shiikhaal ayaa cadeeyey in meydkii labo wiil oo halkaas looga dilay aysan weli aasin, isla markaana ay doonayaan in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-13T10:52:57+00:00","og_image":[{"width":1258,"height":1250,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/","name":"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png","datePublished":"2025-02-13T10:52:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-13-at-10.51.16.png","width":1258,"height":1250},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beesha-shiikhaal-oo-u-hanjabtay-dowlada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Beesha Shiikhaal oo u hanjabtay Dowlada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185431"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185433,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185431\/revisions\/185433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}