{"id":185445,"date":"2025-02-14T13:08:27","date_gmt":"2025-02-14T10:08:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185445"},"modified":"2025-02-14T13:09:33","modified_gmt":"2025-02-14T10:09:33","slug":"tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/","title":{"rendered":"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185447\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"452\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png-300x170.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png-768x434.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png-696x393.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png-743x420.webp 743w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar sano taas oo mar kaliya dib loo cusboonaysiin karo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Haddaba doorashadii dhacday labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa Eswatini waxa ay ku guulaysatay xafiiska beeraha, horumarinta reer miyiga, dhaqaalaha buluugga, iyo deegaanka ayadoo ka guulaysatay Congo-Brazzaville.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Koofur Afrika waxay iyadana ku guulaysatay 41 cod, ayada oo qabanaysa xafiiska tamarta iyo kaabayaasha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"601\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg.webp 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-768x577.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-696x523.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-559x420.webp 559w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/4d6dce40-eaa5-11ef-bd1b-d536627785f2.jpg-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Bankole Adeoye oo u dhashay Nigeria ayaa isna dib u hantay jagadiisa saamaynta badan leh ee arrimaha siyaasadda, nabadda iyo amaanka, isagoo wareeggii ugu horreeyey helay aqlabiyad 3 meelood oo laba ah, kana guulaystay Jean Jacques Demafouth oo ka socday Jamhuuriyadda Afrikada dhexe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Morocco waxay iyadana xannibtay Algeria oo doonaysay inay la wareegto koontaroolka golaha nabadda iyo amaanka ee Afrika. Algeria waxay heshay 30 cod, halka Morocco ay heshay 15 cod, waxaana sidaa lagu waayey tiradii loo baahnaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-185448\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/images-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"507\" height=\"284\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Madaxweynaha Angola Joao Lourenco ayaa isna la filayaa inuu xilka kala wareego madaxweynaha Mauritania Mohamed Ould Ghazouani, isagoo haynaya guddoomiyenimada wareegtada ah oo sannad-sannad ay u qabtaan madaxda qaaradda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa hadda aad loo eegayaa doorashada guddoomiyaha midowga Afrika iyo ku xigeenkiisa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Golaha loo dhan yahay ee madaxda qaaradda ayaa dooranaya oo magacaabaya guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka marka ay fadhiga yeeshaan 15-16 Febraayo 2025&#8221; ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray midowga Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wuxuu intaa ku daray in nidaamku yahay in doorashooyinka guddoomiyaha, ku xigeenka, iyo komishanarrada ay soconayaan ilaa iyo inta murashaxiintu ay ka helayaan aqlabiyad 3 meelood oo 2 ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Hanaanka cod bixinta ayaa ku bilaabanaya ayadoo murashaxiinta oo dhan ay aadayaan sanduuqa codaynta. Seddex goor ayaa la codaynayaa. Haddii codaynta 3aad ay noqon waydo mid lagu kala baxo, oo musharraxna uu heli waayo aqlabiyadda 3 meelood oo 2da ah, murashaxa ugu codadka yar ayaa ka baxaya, waxaana wareegga xiga u gudbaya murashaxiinta kale&#8221; ayuu sheegay midowga Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa intaa lagu sii daray in haddii laba murashax oo kaliya ay tartamayaan, oo midkoodna uu heli waayo aqlabiyadda loo baahan yahay wixii ka dambeeya wareegga 3aad, in markaas uu murashaxa codadka yar hela uu ka bixi doono tartanka, ayadoo murashaxa soo hara uu u gudbi doono wareegga xiga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Haddii murashaxa soo hara uu ku guul darraysto inuu helo aqlabiyadda loo baahan yahay ee 3 meelood oo 2 ah, guddoonka waxaa looga baahan yahay inuu joojiyo doorashada&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka midowha Afrika.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Maxaa dhacaya haddii hal qof oo kaliya uu u tartamayo jagada? Midowga Afrika wuxuu sheegay in haddii arrintaas naadirka ah ay dhacdo, taasoo ah in hal qof uu jagada u sharraxan yahay, uuna keeni waayo 3 meelood oo 2, guddoonka markaas xilka haya ayaa looga baahan yahay inuu sidoo kale joojiyo doorashada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xilka Guddoomiyenimada waxaa hadda u sharraxan Maxamuud Cali Yuusuf oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti, Raila Amolo Odinga oo ah ra&#8217;iisul wasaarihii hore ee Kenya, iyo Richard Randriamandrato oo ah wasiirkii arrimaha dibadda ee Madagascar.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Musharraxii doonaya inuu ku guulaysto xilka guddoomiyenimada waxaa laga doonayaa inuu helo taageerada 3 meelood oo 2 dalalka qaaradda, wuxuu baddalayaa Moussa Faki Mahamat oo u dhashay Chad. Laakinse ma aha dalalka qaaradda oo dhan kuwo codaynaya ee waxaa jira dalal aan ka qayb gali doonin codaynta.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dalalkaas oo ah lix dal waxay kala yihiin Niger, Mali, Guinea, Gabon, Burkina Faso iyo Sudan, waxaana dalalkaas looga joojiyey inay codeeyaan sababo la xiriira afgambi iyo dagaallo sokeeye.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xilka guddoomiye ku xigeenka waxaa u taagan Saalax Francis \u2013 Algeria, Selma Malika \u2013 Algeria, Maxamed Axmed Fatxi \u2013 Masar, Hanan Morsy \u2013 Masar, Najam M Elhajjaji \u2013 Libya, Latifa Akharbach \u2013 Morocco.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/7974687.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay. &nbsp; Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar sano taas oo mar kaliya dib loo cusboonaysiin karo. &nbsp; Haddaba doorashadii dhacday labadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185447,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay. &nbsp; Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar sano taas oo mar kaliya dib loo cusboonaysiin karo. &nbsp; Haddaba doorashadii dhacday labadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-14T10:08:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-02-14T10:09:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"452\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/\",\"name\":\"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp\",\"datePublished\":\"2025-02-14T10:08:27+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-14T10:09:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp\",\"width\":800,\"height\":452},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay. &nbsp; Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar sano taas oo mar kaliya dib loo cusboonaysiin karo. &nbsp; Haddaba doorashadii dhacday labadii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-14T10:08:27+00:00","article_modified_time":"2025-02-14T10:09:33+00:00","og_image":[{"width":800,"height":452,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/","name":"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp","datePublished":"2025-02-14T10:08:27+00:00","dateModified":"2025-02-14T10:09:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/980b0590-eaa4-11ef-a319-fb4e7360c4ec.png.webp","width":800,"height":452},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tartanka-guddoomiyaha-midowga-afrika-oo-meel-adag-maraya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo meel adag maraya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185445"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185450,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185445\/revisions\/185450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}