{"id":185539,"date":"2025-02-24T11:50:17","date_gmt":"2025-02-24T08:50:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185539"},"modified":"2025-02-24T11:50:17","modified_gmt":"2025-02-24T08:50:17","slug":"fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/","title":{"rendered":"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185540\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ay ku casuumeen ka qeyb galka shirka dowladdaha Adduunka ee ka dhacay magaalada Dubai.<\/span><\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya, waxayna qabaan tabashooyin aan u raadinayno inaan wadahadal ku xallinno,\u201d ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo mar kale ku celiyay mowqifka Muqdisho ee ah in Somaliland ay weli ka mid tahay Soomaaliya.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Horaantii bishan, Madaxweyne Cirro waxa lagu casuumay madal caan ah oo uu kaga qayb galay shirkii dawladdaha Adduunka ee Dubai, kaas oo uu beesha caalamka ugu baaqay inay Somaliland u aqoonsadaan dal madax-bannaan.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu horrayn, Soomaaliya ayaa hoos u dhigtay booqashadaas, iyadoo la barbar-dhigtay safarradii ay ku tageen madaxda maamul-goboleedyada dalka Imaaratka Carabta, waxaana wasiir Fiqi Tusaale usoo qaatay safarkii ugu dambeeyay ee Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ku tagay Dalka Kenya.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, wasiirka arrimaha dibadda Fiqi ayaa hadda si cad u sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan iska indho-tiri doonin waxa ay u aragto faragelinta lagu hayo madax-bannaanideeda.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Soomaaliya uma dulqaadan doonto faragelinta,&#8221; ayuu yiri, isagoo intaas ku daray in dowladdu ay qaadayso tallaabooyin ay wax kaga qabanayso xiriirka kala dhexeeya Imaaraatka, Ma uusan cadeyn Wasiir Fiqi tallaabooyinka ay Dowladda damacsan tahay inay qaado.<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ay ku casuumeen ka qeyb galka shirka dowladdaha Adduunka ee ka dhacay magaalada Dubai. \u201cSomaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya, waxayna qabaan tabashooyin aan u raadinayno inaan wadahadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ay ku casuumeen ka qeyb galka shirka dowladdaha Adduunka ee ka dhacay magaalada Dubai. \u201cSomaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya, waxayna qabaan tabashooyin aan u raadinayno inaan wadahadal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-24T08:50:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/\",\"name\":\"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-24T08:50:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg\",\"width\":660,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ay ku casuumeen ka qeyb galka shirka dowladdaha Adduunka ee ka dhacay magaalada Dubai. \u201cSomaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya, waxayna qabaan tabashooyin aan u raadinayno inaan wadahadal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-24T08:50:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":357,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/","name":"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg","datePublished":"2025-02-24T08:50:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025224638759563215793816.jpg","width":660,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sheegtay-inay-imaaraatka-kula-xisaabtamayo-casuumadii-ay-u-fidisay-ciro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fiqi oo sheegtay inay Imaaraatka kula xisaabtamayo casuumadii ay u fidisay Ciro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185539"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185541,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185539\/revisions\/185541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}