{"id":185570,"date":"2025-02-26T12:09:38","date_gmt":"2025-02-26T09:09:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185570"},"modified":"2025-02-26T12:09:38","modified_gmt":"2025-02-26T09:09:38","slug":"akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185571\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"419\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4-300x190.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isku afgartay tirada dalalka looga qoondeeyey ciidamada hawlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM), kaddib toddobaadyo khilaaf ah oo ka dhashay tirada ciidanka laga filayo dalalka Itoobiya iyo Burundi.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika, oo codsaday in magaciisa aan la shaacin maadaama uusan u idmanayn in uu warbaahinta la hadlo, ayaa u sheegay VOA in ciidamada Burundi ee Soomaaliya joogay tan iyo 2007 ay dalka ka bixi doonaan, kaddib markii labada dowladood isku fahmi waayeen tirada ciidanka laga filayo Burundi.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Soomaaliya iyo Midowga Afrika, hawlgalka cusub ee AUSSOM ayaa yeelan doona 11,900 oo shaqaale ah, kuwaas oo isugu jira askar, boolis iyo shaqaale rayid ah.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qorshaha cusub ayaa ciidamada sidaan u kala qeybinaya: Uganda 4,500, Itoobiya 2,500, Jabuuti 1,520, Kenya 1,410, iyo Masar 1,091, sida uu xaqiijiyay sarkaalka Midowga Afrika.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Diblomaasi kale oo ka tirsan Midowga Afrika, oo isaguna codsaday in aan la shaacin magaciisa, ayaa VOA u sheegay in wada-hadallada ku saabsan joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya ay weli socdaan.<\/span><\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Bixitaanka ciidamada Burundi wuxuu yeelan karaa saameyn siyaasadeed iyo dhaqaale oo ballaaran oo ku saabsan Midowga Afrika,\u201d ayuu yiri diblomaasiga.<\/span><\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa intaa dheer, arrinta maalgelinta AUSSOM wali lama xallin. Burundi waxay sameysay allabaryo badan, waxaana muhiim ah in cabashooyinkooda la tixgeliyo,\u201d ayuu sii raaciyay.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale jira boqolaal boolis ah oo ka socda Nigeria, Sierra Leone iyo Masar, kuwaas oo la dejin doono Muqdisho, Jowhar iyo Baydhabo.<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isku afgartay tirada dalalka looga qoondeeyey ciidamada hawlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM), kaddib toddobaadyo khilaaf ah oo ka dhashay tirada ciidanka laga filayo dalalka Itoobiya iyo Burundi. Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika, oo codsaday in magaciisa aan la shaacin maadaama uusan u idmanayn in uu warbaahinta la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185571,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185570","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isku afgartay tirada dalalka looga qoondeeyey ciidamada hawlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM), kaddib toddobaadyo khilaaf ah oo ka dhashay tirada ciidanka laga filayo dalalka Itoobiya iyo Burundi. Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika, oo codsaday in magaciisa aan la shaacin maadaama uusan u idmanayn in uu warbaahinta la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-26T09:09:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/\",\"name\":\"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-26T09:09:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg\",\"width\":660,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa isku afgartay tirada dalalka looga qoondeeyey ciidamada hawlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM), kaddib toddobaadyo khilaaf ah oo ka dhashay tirada ciidanka laga filayo dalalka Itoobiya iyo Burundi. Sarkaal ka tirsan Midowga Afrika, oo codsaday in magaciisa aan la shaacin maadaama uusan u idmanayn in uu warbaahinta la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-26T09:09:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":419,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/","name":"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg","datePublished":"2025-02-26T09:09:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/masar-4.jpg","width":660,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-masar-iyo-itoobiya-uga-soo-aaday-aussom-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Tirada Masar iyo Itoobiya uga soo aaday AUSSOM oo la shaaciyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185570"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185572,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185570\/revisions\/185572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185571"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}