{"id":185576,"date":"2025-02-26T12:21:48","date_gmt":"2025-02-26T09:21:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185576"},"modified":"2025-02-26T12:21:48","modified_gmt":"2025-02-26T09:21:48","slug":"abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669-300x173.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saacadaha soo socda kusoo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Abiy Axmed soo gaari doono caasimada dalka, iyada oo haatan ay socoto qaban qaabo ku aadan soo dhaweyntiisa.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale waxaa Muqdisho soo gaaray wafdi hordhac ah oo ka socda Addis Ababa, kaas oo haatan bilaabay dhaq-dhaqaaqyo culus.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Abiy ayaa marka uu yimaado kulamo la yeelan doono madaxda sare ee dowladda federaalka, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyaga oo ka wada-hadli doono arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiriirka labada dal iyo heshiiska ay dhowaan gaareen.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hoggaamiyeyaasha labada waddan ayaa sii amba qaadi doono wada-hadalladooda ku aadan heshiiskii Ankara ee lagu soo afjaray xiisaddii badda, waxaana haatan qorshaha Itoobiya uu yahay inay hesho marin biyood, iyada oo soo mareyso dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Imaashaha ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya ee Muqdisho ayaa kusoo aadeyso, iyada oo dhowaan laba jeer uu madaxweyne Xasan Sheekh uu tegay magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay labada mas\u2019uul ku yeesheen wada-hadallo lagu dhameystiray heshiiskii Ankara.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa haatan sameynaya iskaashi ballaaran, kaas oo bog cusub u furayo labada dal, waxaana sidoo kale Itoobiya loo ogolaaday howlgalka AUSSOM<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saacadaha soo socda kusoo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Abiy Axmed soo gaari doono caasimada dalka, iyada oo haatan ay socoto qaban qaabo ku aadan soo dhaweyntiisa. Sidoo kale waxaa Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saacadaha soo socda kusoo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Abiy Axmed soo gaari doono caasimada dalka, iyada oo haatan ay socoto qaban qaabo ku aadan soo dhaweyntiisa. Sidoo kale waxaa Muqdisho [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-26T09:21:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/\",\"name\":\"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-26T09:21:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa saacadaha soo socda kusoo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Abiy Axmed soo gaari doono caasimada dalka, iyada oo haatan ay socoto qaban qaabo ku aadan soo dhaweyntiisa. Sidoo kale waxaa Muqdisho [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-26T09:21:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/","name":"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg","datePublished":"2025-02-26T09:21:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2022928637999531348942669.jpg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-berito-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Axmed oo berito tagaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185576"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185578,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185576\/revisions\/185578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}