{"id":185656,"date":"2025-04-04T12:20:16","date_gmt":"2025-04-04T09:20:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185656"},"modified":"2025-04-05T12:38:18","modified_gmt":"2025-04-05T09:38:18","slug":"amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/","title":{"rendered":"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185660\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488656441_1208886180601005_3643554512122792720_n.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488656441_1208886180601005_3643554512122792720_n.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488656441_1208886180601005_3643554512122792720_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488656441_1208886180601005_3643554512122792720_n-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488656441_1208886180601005_3643554512122792720_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Amniga guud ee deegaannada SSC-Khaatumo, gaar ahaan magaalada Laascaanood, ayaa la adkeeyay, iyadoo la kordhiyay goobaha baaritaanka gaadiidka si loo xaqiijiyo nabadgelyada.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Kulamo amniga lagaga hadlayay ayaa ka dhacay Laascaanood, waxaana hoggaamiyay madaxda maamulka SSC-Khaatumo, oo ay ka mid yihiin guddiga amniga iyo taliska booliska.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Mas\u2019uuliyiintu waxay warbixin ka soo saareen xaaladda amniga, dadaallada lagu xasillinayo deegaannada, ka hortagga fal-dambiyeedyada iyo la dagaallanka maandooriyaha. Waxaa sidoo kale la sheegay in ciidamada booliska iyo nabad-sugidda ay si joogto ah u wadaan hawlgallo amni xaqiijin ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa ku adkeeyay hay\u2019adaha ammaanka inay sii xoojiyaan dadaallada lagu sugayo amniga, isagoo ballan-qaaday in maamulka uu dhiirrigelinayo tayaynta ciidamada.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Tallaabooyinkan lagu adkaynayo amniga ayaa kusoo beegmaya xilli warar soo baxaya ay sheegayaan in Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, uu safar ku tagi doono deegaannada SSC-Khaatumo.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488704814_1208750110614612_9221289915449898324_n.webp\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"953\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488704814_1208750110614612_9221289915449898324_n.webp 719w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488704814_1208750110614612_9221289915449898324_n-226x300.webp 226w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488704814_1208750110614612_9221289915449898324_n-696x923.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488704814_1208750110614612_9221289915449898324_n-317x420.webp 317w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong>Safarka Xamza ee Laascaanood\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay dhawaan u ambabaxaan magaalada Laascaanood, xarunta maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ra\u2019iisul Wasaare Xamza ayaa maalmaha soo socda u bixi doona Laascaanood, halkaas oo uu ku tagi doono booqasho indho-indheyn ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo-wareedyo xilkas ah oo ku dhow xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ujeedka safarka Xamza Cabdi Barre ayaa la xiriira xoojinta xiriirka dowladda dhexe iyo maamulka SSC-Khaatumo, si loo sii ambaqaado howlaha harsan ee maamulkaasi oo weli KMG ah, isla markaana wajahaya xaalado dagaal.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale, wararka ayaa intaasi kusii daraya in ra\u2019iisul wasaaruhu uu kulamo la qaadan doono madaxda maamulkaas iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, isagoo ka xog-wareysan doona horumarka deegaanka, xaaladaha ka jira iyo baahiyaha gaarka ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxaa kale oo uu qorshuhu yahay in Ra\u2019iisul Wasaare Xamza uu dhagax-dhigo mashaariic horumarineed oo lagu taageerayo dib-u-dhiska iyo horumarka deegaannada SSC-Khaatumo, kuwaas oo haatan laga hirgelinayo deegaannada maamulkaasi KMG ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><strong>Diidmada Somaliland ee safarka Xamza\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Somaliland ayaa ku hanjabtay in Ra\u2019iisul Wasaare Xamza uu ka qoomamayn doono booqashadiisa magaalada Laascaanood, oo haatan ah xarunta maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Somaliland, oo si weyn uga hortimid qorshaha Ra\u2019iisul Wasaare Xamza ee safarkiisa Laascaanood, ayaa sidoo kale ka digtay booqashadan, waxayna sheegtay inuu la xiriirayo arrimo siyaasadeed iyo hurinta colaadda ka taagan gobolka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland, Axmed Faarax Cismaan, ayaa Xamza ku eedeeyay inuu Laascaanood geynayo mashruuc hurinaya colaadda Sool iyo Sanaag. \u201cRa\u2019iisul Wasaare Xamza wuxuu rabaa inuu Laascaanood yimaado, isaga oo wata mashruuc dagaallo looga hurinayo Sanaag iyo Sool,\u201d ayuu yiri.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wuxuu intaas ku daray: \u201cWaxaan uga digayaa ninka Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ku magacaaban inuu ka qoomamayn doono hagardaamada iyo mashruuca dagaal ee uu mar labaad u soo wado shacabka gobollada Sool iyo Sanaag.\u201d<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ugu dambayntii, wuxuu hoosta ka xariiqay in Xamza iyo Xasan Sheekh ay yihiin raggii ka dambeeyay dagaalladii ka dhacay Laascaanood, welina ay faraha kula jiraan xiisadda gobolka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Si kastaba ha ahaatee, socdaalka Xamza ayaa la filayaa inuu caddeeyo mowqifka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aaddan taageerada maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo, oo haatan ay xiisad dagaal kala dhaxayso Somaliland.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amniga guud ee deegaannada SSC-Khaatumo, gaar ahaan magaalada Laascaanood, ayaa la adkeeyay, iyadoo la kordhiyay goobaha baaritaanka gaadiidka si loo xaqiijiyo nabadgelyada.\u00a0 \u00a0\u00a0 Kulamo amniga lagaga hadlayay ayaa ka dhacay Laascaanood, waxaana hoggaamiyay madaxda maamulka SSC-Khaatumo, oo ay ka mid yihiin guddiga amniga iyo taliska booliska.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mas\u2019uuliyiintu waxay warbixin ka soo saareen xaaladda amniga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amniga guud ee deegaannada SSC-Khaatumo, gaar ahaan magaalada Laascaanood, ayaa la adkeeyay, iyadoo la kordhiyay goobaha baaritaanka gaadiidka si loo xaqiijiyo nabadgelyada.\u00a0 \u00a0\u00a0 Kulamo amniga lagaga hadlayay ayaa ka dhacay Laascaanood, waxaana hoggaamiyay madaxda maamulka SSC-Khaatumo, oo ay ka mid yihiin guddiga amniga iyo taliska booliska.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mas\u2019uuliyiintu waxay warbixin ka soo saareen xaaladda amniga, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-04T09:20:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-05T09:38:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/\",\"name\":\"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-04T09:20:16+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-05T09:38:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon","og_description":"Amniga guud ee deegaannada SSC-Khaatumo, gaar ahaan magaalada Laascaanood, ayaa la adkeeyay, iyadoo la kordhiyay goobaha baaritaanka gaadiidka si loo xaqiijiyo nabadgelyada.\u00a0 \u00a0\u00a0 Kulamo amniga lagaga hadlayay ayaa ka dhacay Laascaanood, waxaana hoggaamiyay madaxda maamulka SSC-Khaatumo, oo ay ka mid yihiin guddiga amniga iyo taliska booliska.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mas\u2019uuliyiintu waxay warbixin ka soo saareen xaaladda amniga, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-04T09:20:16+00:00","article_modified_time":"2025-04-05T09:38:18+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/","name":"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2025-04-04T09:20:16+00:00","dateModified":"2025-04-05T09:38:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amniga-laascaanood-oo-la-adkeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amniga Laascaanood oo la adkeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185656"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185656"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185656\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185662,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185656\/revisions\/185662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}