{"id":185717,"date":"2025-04-11T11:47:16","date_gmt":"2025-04-11T08:47:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185717"},"modified":"2025-04-11T11:47:16","modified_gmt":"2025-04-11T08:47:16","slug":"soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn  gaaraysa $306.5 milyan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185718\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383-300x163.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait\u00a0 ayaa saxiixay heshiis kaan taariikhi ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">&#8220;Heshiiskan\u00a0 deyn cafinta ah oo ay wada saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaal ka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Lacagta Carabta Fuad M. Al-Turki ayaa gaaraya $306.5 Milyan oo dollar, taas oo cuuryaamisay helidda mashaariicda maalgalineed ee Dowladda Soomaaliya ay u baahneyd&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaarada Maaliyada.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskani uu muhiim u yahay dib u dhiska dhaqaalaha dalka iyo dadaallada lagu dhameystirayo arrimaha deyn cafinta oo Dowladda Soomaaliya ay dadaal xoogan galisay.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale Wasiirku waxa uu tilmaamay in heshiiskani uu suuro galinayo in Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Lacagta Carabta ay si rasmi ah usoo ceshadaan wadashaqayntii taas oo hakad galisay dhammaan kaalmooyinka ay Dawladda Soomaaliya ka heli lahayd Sanduuqan.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxaa xusid mudan in Sanduuqa Lacagta Carabta oo xaruntiisu tahay caasimadda Imaaraadka ee Abu Dhabi, ay ku jiraan 22 waddan oo Carbeed, wuxuuna siiya deymo, taageero farsamo, iyo la-talin dhaqaale waddamada xubnaha ka ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sanadihii dambe waxa ay dowladda Soomaaliya ay dadaal ku bixineysay sidii deeymaha la degay dhaqaalaha dalka looga cafin lahaa, iyadoo dooneysa in ay soo jiidato indhaha caalamka si ay Soomaaliya maalgashi xoogan ugu sameysan lahaayeen.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;335551550&quot;:0,&quot;335551620&quot;:0}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait\u00a0 ayaa saxiixay heshiis kaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185717","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait\u00a0 ayaa saxiixay heshiis kaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-11T08:47:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-11T08:47:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada xaajoodkiisa soo socday, sida ay sheegtay Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeyb galayay Shirka sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda Dalalka Carabta kaasoo ka dhacayay Magaalada Kuwait\u00a0 ayaa saxiixay heshiis kaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-11T08:47:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/","name":"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg","datePublished":"2025-04-11T08:47:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025411638799350745082383.jpg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-laga-cafiyay-deyn-gaaraysa-306-5-milyan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo laga cafiyay deyn gaaraysa $306.5 milyan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185717"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185719,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185717\/revisions\/185719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}