{"id":185761,"date":"2025-04-13T11:29:27","date_gmt":"2025-04-13T08:29:27","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185761"},"modified":"2025-04-13T11:29:27","modified_gmt":"2025-04-13T08:29:27","slug":"ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/","title":{"rendered":"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185762\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"342\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirka Antalya Diplomacy Forum ee ka socda dalka Turkiga, ayaa beeniyay qorshaha ku saabsan in Soomaaliya loo soo rarayo qaxootiga Falastiiniyiinta ee Qasa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa yiri, &#8220;Ma jirto cid Soomaaliya kala hadashay in qaxootiga reer Falastiin la keeno dalkayaga. Xalku kuma jiro in dadkii dhulkooda laga raro oo meel kale la geeyo.\u201d<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185764\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><br \/>\nMadaxweyne Xasan Sheikh wuxuu carrabka ku adkeeyay in Falastiiniyiintu leeyihiin dhulkooda, islamarkaana aan la yeeli karin qorshe kasta oo dadkaasi lagu duudsiyo xaqooda ku aaddan in ay ku noolaadaan dhulkooda hooyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay in cid kasta oo ka shaqeyneysa arrimo la mid ah inay dhab ahaantii qeyb ka tahay sii kordhinta cadaadiska iyo dhibaatooyinka ka dhanka ah shacabka reer Falastiin.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo muddooyinkii lasoo dhaafay la faafinayay warar sheegaya in dalal ay kamid tahay Soomaaliya loo qorsheynayo in la dejiyo qaxootiga Falastiiniyiinta ee marinka Qazza iyo daafaha kale ee dhulka Falastiin, taasoo dhalisay dood adag iyo dareen bulsho.<\/p>\n<p>Dadka Soomaaliyeed iyo dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u garab istaagay shacabka Falastiin muddo dheer, iyagoo mar kasta muujiyay dareenkooda diimeed, bani\u2019aadamnimo iyo mid qaranimo oo la xiriira qaddiyadda Falastiin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185764\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/487219630_1124553453049126_5970641523183736248_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Dagaalka ka socda Qazza tan iyo bishii Oktoobar 2023 ayaa sababay khasaare naf iyo maalba leh, iyadoo in ka badan kumanaan Falastiiniyiin ah ay ku dhinteen duqeymaha joogtada ah ee Israa\u2019iil, halka kumanaan kale ay barakaceen.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa si isdaba joog ah uga digaya qorshe kasta oo lagu rarayo shacabka Falastiin si ay uga guuraan dhulkooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185765\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1465\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-300x215.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-1024x733.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-768x549.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-1536x1099.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-696x498.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-1068x764.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488782713_1124553493049122_492193612415053807_n-587x420.jpg 587w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirka Antalya Diplomacy Forum ee ka socda dalka Turkiga, ayaa beeniyay qorshaha ku saabsan in Soomaaliya loo soo rarayo qaxootiga Falastiiniyiinta ee Qasa. Madaxweynaha ayaa yiri, &#8220;Ma jirto cid Soomaaliya kala hadashay in qaxootiga reer Falastiin la keeno dalkayaga. Xalku kuma jiro in dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185762,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirka Antalya Diplomacy Forum ee ka socda dalka Turkiga, ayaa beeniyay qorshaha ku saabsan in Soomaaliya loo soo rarayo qaxootiga Falastiiniyiinta ee Qasa. Madaxweynaha ayaa yiri, &#8220;Ma jirto cid Soomaaliya kala hadashay in qaxootiga reer Falastiin la keeno dalkayaga. Xalku kuma jiro in dadkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-13T08:29:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/\",\"name\":\"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-13T08:29:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg\",\"width\":660,\"height\":342},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeyb galaya Shirka Antalya Diplomacy Forum ee ka socda dalka Turkiga, ayaa beeniyay qorshaha ku saabsan in Soomaaliya loo soo rarayo qaxootiga Falastiiniyiinta ee Qasa. Madaxweynaha ayaa yiri, &#8220;Ma jirto cid Soomaaliya kala hadashay in qaxootiga reer Falastiin la keeno dalkayaga. Xalku kuma jiro in dadkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-13T08:29:27+00:00","og_image":[{"width":660,"height":342,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/","name":"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg","datePublished":"2025-04-13T08:29:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025413638801044850025908.jpg","width":660,"height":342},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jirto-cid-nagala-hadashay-in-dalkeenna-loosoo-raro-qaxootiga-falastiiniyiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ma jirto cid nagala hadashay in dalkeenna loosoo raro qaxootiga Falastiiniyiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185761"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185766,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185761\/revisions\/185766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}