{"id":185855,"date":"2025-04-15T11:36:01","date_gmt":"2025-04-15T08:36:01","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185855"},"modified":"2025-04-15T11:36:01","modified_gmt":"2025-04-15T08:36:01","slug":"xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/","title":{"rendered":"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185856\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"373\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed kasoo baxay safarkiisii uu ku tegay deegaanka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Maamulka SSC-Khaatumo, oo la tashaday golayaasha maamulkiisa, ayaa maxaabiistan ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya, iyaga oo tilmaamay in maxaabiistu yihiin kuwo duruufo gaar ah ku sugan, si loogu celiyo ehelkoodii.<\/p>\n<p>&#8220;Iyada oo la tixgalinaayo Barnaamijka Nabadeynta ee uu garwadeenka ka yahay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayuu Maamulka SSC-Khaatumo oo la tashaday Golayaasha Maamulka ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya 25 maxbuus oo kamid ah maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii Somaliland iyo dad reer SSC-Khaatumo Kuwaas oo leh duruufo gaar ah, Waxayna Dowladda Federaalka Soomaaliya dib ugu celin doontaa ehelkoodii iyaga oo badqaba&#8221; ayaa lagu yiri warmurtiyeedka kasoo baxay safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la isla meel dhigay in maamulka SSC-Khaatumo uu noqdo dowlad goboleed rasmi ah iyo xubin buuxda oo ka tirsan Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC), ayna deegaanadoodu yihiin qeyb ka mid ah dhulka Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalku waxay meesha ka saartay in degaanada SSC Khaatumo ay yihiin deegaano lagu muransan yahay. Sidaa darteed, waxay hay\u2019adaha dowladda, kuwa aan dowliga ahayn, iyo saaxiibada caalamiga ah ugu baaqday inay si caadi ah uga howlgalaan degaanada SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Labada dhinac waxay ku heshiiyeen in si wadajir ah looga shaqeeyo dib-u-habeynta iyo horumarinta ciidamada SSC-Khaatumo, si loo waafajiyo hanaanka amniga qaranka ee Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka iyo Maamulka SSC-Khaatumo waxay isku raaceen in si wadajir ah looga shaqeeyo hirgelinta mashaariic horumarineed oo wax ka beddelaya nolosha shacabka deegaanka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Akhriso warmurtiyeedka kasoo baxay safarka Ra\u2019iisul Wasaaraha:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772110010135.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772110010135.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772110010135-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772110010135-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-185858\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772352772222.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772352772222.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772352772222-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772352772222-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-185859\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772627606056.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772627606056.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772627606056-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802772627606056-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed kasoo baxay safarkiisii uu ku tegay deegaanka SSC-Khaatumo. Maamulka SSC-Khaatumo, oo la tashaday golayaasha maamulkiisa, ayaa maxaabiistan ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya, iyaga oo tilmaamay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185856,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185855","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed kasoo baxay safarkiisii uu ku tegay deegaanka SSC-Khaatumo. Maamulka SSC-Khaatumo, oo la tashaday golayaasha maamulkiisa, ayaa maxaabiistan ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya, iyaga oo tilmaamay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-15T08:36:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"373\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/\",\"name\":\"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-15T08:36:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg\",\"width\":660,\"height\":373},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed kasoo baxay safarkiisii uu ku tegay deegaanka SSC-Khaatumo. Maamulka SSC-Khaatumo, oo la tashaday golayaasha maamulkiisa, ayaa maxaabiistan ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya, iyaga oo tilmaamay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-15T08:36:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":373,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/","name":"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg","datePublished":"2025-04-15T08:36:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/2025415638802777429600906.jpg","width":660,"height":373},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xamza-oo-lagu-wareejiyay-25-kamid-ah-maxaabiista-ciidanka-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamza oo lagu wareejiyay 25 kamid ah maxaabiista ciidanka Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185855"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185855"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185860,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185855\/revisions\/185860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}