{"id":186015,"date":"2025-05-03T20:37:06","date_gmt":"2025-05-03T17:37:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186015"},"modified":"2025-05-03T20:37:06","modified_gmt":"2025-05-03T17:37:06","slug":"fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/","title":{"rendered":"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in go&#8217;aanka lagu mamnuucay Baasaboorka Tiawan uu salka ku hayo qorshe ay wateen masuuliyiin sare oo ka socda Taiwan oo doonayay iney tagaan Somaliland, iyagoo aan wax ogolaansho ka haysan dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cTaiwan waxay qorsheyneysay iney booqato Somaliland iyadoo aan lala tashan dowladda Soomaaliya, taasi waa mid si cad lidi ugu ah maxbanaanida iyo midnimada dalka\u201d ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Axmed Macalin Fiqi oo horay u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sidoo kale xusay in wafdiga Taiwan ee qorsheynaayay iney booqasho ku tagaan Somaliland uu hormuud u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Taiwan, isagoona ku eedeyay Taiwan iney Soomaaliya ku faafineyso fikrado lagu kala qeybinaayo midnimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Taiwan u aragnaa halis amni iyo mid siyaasadeed labadaba, Taiwan waa maamul si cad u taageereya kala qeybsanaanta dadka Soomaaliyeed&#8221; ayuu yiri Wasiir Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa kusoo aadaya, iyadoo todobaadkii hore hay\u2019adda socdaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in baasaboorka Taiwan aan laga aqbali doonin dalka, iyadoo talaabadaasi ay cambaareeyeen Somaliland iyo Taiwan, waxaana xusid mudan in Taiwan oo ka carootay xayiraaddaasi ay Soomaaliya kusoo rogtay dadka sita baasaboorkeeda ineyn dhankeeda soo saartay xayiraad dhanka socdaalka ah oo ay kusoo rogtay dadka sita baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in go&#8217;aanka lagu mamnuucay Baasaboorka Tiawan uu salka ku hayo qorshe ay wateen masuuliyiin sare oo ka socda Taiwan oo doonayay iney tagaan Somaliland, iyagoo aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in go&#8217;aanka lagu mamnuucay Baasaboorka Tiawan uu salka ku hayo qorshe ay wateen masuuliyiin sare oo ka socda Taiwan oo doonayay iney tagaan Somaliland, iyagoo aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-03T17:37:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/\",\"name\":\"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-03T17:37:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon","og_description":"Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay go\u2019aanka dowladda Soomaaliya ay ku mamnuucday baasaboorka Taiwan. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in go&#8217;aanka lagu mamnuucay Baasaboorka Tiawan uu salka ku hayo qorshe ay wateen masuuliyiin sare oo ka socda Taiwan oo doonayay iney tagaan Somaliland, iyagoo aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-03T17:37:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/","name":"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg","datePublished":"2025-05-03T17:37:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202553638818627714491977.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fiqi-oo-sharaxay-sababta-dowladda-soomaaliya-u-mamnuucday-baasaboorka-taiwan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fiqi oo sharaxay sababta dowladda Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186015"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186017,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186015\/revisions\/186017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}