{"id":186024,"date":"2025-05-04T13:25:51","date_gmt":"2025-05-04T10:25:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186024"},"modified":"2025-05-04T13:25:51","modified_gmt":"2025-05-04T10:25:51","slug":"daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186025\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa shalay si rasmi ah u soo afjaray shirwayne lagu nabadaynayay beelo colaad ku dhexmartay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Salaadiin iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda ayaa bilihii u dambeeyay ku hawlanaa xal u helidda colaadda Ceel-afweyn oo soo noqnoqotay, isla markaana u dhaxaysay laba beelood oo wada dega deegaanka waxaana laga soo saaray go\u2019aammo adag oo lagu xakameynayo colaadda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan dooneynaa Ceel-afweyn isku dan ah, isku dareen ah, oo isku duruufo ah, balse aan kala dano iyo kala dood lahayn. Waxaan jecelahay in Ceel-afweyn aysan ka dhicin dagaal iyo dil, waxaan rabnaa in aan aragno Ceel-afweyn la dagaallamaysa colaadda, dirirta tolka, qabyaaladda iyo kala qaybsanaanta,&#8221; ayuu ydhi Madaxweyne-ku-xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi oo shirka soo afmeeray.<\/p>\n<p>&#8220;Dardaarankaygu waa in aan mar dambe la arkin Ceel-afweyn oo curadeedu is dilayaan, in aanay dhalinyaradu hub isugu urursan, haweenkuna aysan mar dambe asay madaxa saarin. Waa in aad gacmaha is qabsataan si nabadda iyo horumarka Ceel-afweyn loo xaqiijiyo,&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Xukuumadda Somaliland oo xoogga saartay nabadaynta deegaankaas, ayaa qaramaysay dhammaan ciidamadii ay kala haysteen labada beelood ee colaaddu u dhaxaysay. Waxaa la sheegay in wixii ka dambeeya hadda, ciidamada booliiska iyo millatarigu ay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo jebisa nabadda.<\/p>\n<p>Beelaha deegaanka wada dega oo marar badan iska dilay dad, hantina kala dhacay, ayaa loo kala xukumay magta iyo bixinta wixii khasaare ay is gaadhsiiyeen.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FWariyeBaylood%2Fvideos%2F1466318834751543%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa shalay si rasmi ah u soo afjaray shirwayne lagu nabadaynayay beelo colaad ku dhexmartay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Salaadiin iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda ayaa bilihii u dambeeyay ku hawlanaa xal u helidda colaadda Ceel-afweyn oo soo noqnoqotay, isla markaana u dhaxaysay laba beelood oo wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa shalay si rasmi ah u soo afjaray shirwayne lagu nabadaynayay beelo colaad ku dhexmartay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Salaadiin iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda ayaa bilihii u dambeeyay ku hawlanaa xal u helidda colaadda Ceel-afweyn oo soo noqnoqotay, isla markaana u dhaxaysay laba beelood oo wada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-04T10:25:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/\",\"name\":\"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-04T10:25:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon","og_description":"Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Danjire Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa shalay si rasmi ah u soo afjaray shirwayne lagu nabadaynayay beelo colaad ku dhexmartay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Salaadiin iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda ayaa bilihii u dambeeyay ku hawlanaa xal u helidda colaadda Ceel-afweyn oo soo noqnoqotay, isla markaana u dhaxaysay laba beelood oo wada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-04T10:25:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/","name":"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg","datePublished":"2025-05-04T10:25:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819328436483775.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-goaankii-ugu-adkaa-oolaga-soo-saaray-dagaalka-ceel-afweyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Go,aankii ugu adkaa ooLaga soo saaray dagaalka Ceel afweyn\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186024"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186026,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186024\/revisions\/186026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}