{"id":186027,"date":"2025-05-04T13:29:56","date_gmt":"2025-05-04T10:29:56","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186027"},"modified":"2025-05-05T12:20:12","modified_gmt":"2025-05-05T09:20:12","slug":"daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/","title":{"rendered":"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186028\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Koox hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe laba nin oo rayid ah ku dishay magaalada Garowe, caasimadda Puntland.<\/p>\n<p>Mid kamid ah labada marxuum ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ilaalada hoteel ku yaalla magaalada Garowe, halka ninka kale uu ahaa qof shacab ah oo ay qaraabo ahaayeen.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay maamulka Hoteelka falku ka dhacay, Kooxda dilka geysatay ayaa madaxa iyo dhabarka ka toogtay labada marxuum, iyadoo markiiba goobta uga baxsaday si degdeg ah.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa wuxuu ka dhacay meel aad ugu dhow xarumaha dowladda oo ay ka mid yihiin Maxkamadda Gobolka Nugaal iyo xafiisyada maamulka gobolka.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Puntland ayaan weli ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan dadka falka ka dambeeya, hase yeeshee waxay sheegeen inay wadaan baaritaanno, isla markaana ay raadraac ugu jiraan kooxdii weerarka geysatay.<\/p>\n<p>Wararka laga helayo ehelada labada marxuum ayaa sheegaya in ay diideen in la aaso maydadka ilaa ay dowladda keento cidda mas\u2019uulka ka ah dilalkaas.<\/p>\n<p>Garowe oo caan ku ahayd xasillooni iyo amni, ayaan hore loogu baran dilalka noocaan oo kale ah. Inta badan dilalka horey uga dhici jiray magaalada waxay la xiriireen dadka isticmaala maandooriyaha, balse dilkan cusub ayaa si weyn u gilgilay dareenka shacabka,<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FFagande123%2Fvideos%2F572560869194170%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe laba nin oo rayid ah ku dishay magaalada Garowe, caasimadda Puntland. Mid kamid ah labada marxuum ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ilaalada hoteel ku yaalla magaalada Garowe, halka ninka kale uu ahaa qof shacab ah oo ay qaraabo ahaayeen. Sida uu sheegay maamulka Hoteelka falku ka dhacay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Koox hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe laba nin oo rayid ah ku dishay magaalada Garowe, caasimadda Puntland. Mid kamid ah labada marxuum ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ilaalada hoteel ku yaalla magaalada Garowe, halka ninka kale uu ahaa qof shacab ah oo ay qaraabo ahaayeen. Sida uu sheegay maamulka Hoteelka falku ka dhacay, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-04T10:29:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-05-05T09:20:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/\",\"name\":\"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-04T10:29:56+00:00\",\"dateModified\":\"2025-05-05T09:20:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg\",\"width\":660,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon","og_description":"Koox hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe laba nin oo rayid ah ku dishay magaalada Garowe, caasimadda Puntland. Mid kamid ah labada marxuum ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ilaalada hoteel ku yaalla magaalada Garowe, halka ninka kale uu ahaa qof shacab ah oo ay qaraabo ahaayeen. Sida uu sheegay maamulka Hoteelka falku ka dhacay, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-04T10:29:56+00:00","article_modified_time":"2025-05-05T09:20:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/","name":"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg","datePublished":"2025-05-04T10:29:56+00:00","dateModified":"2025-05-05T09:20:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/202554638819330935998866.jpg","width":660,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dabley-hubaysan-oo-labo-qof-oo-shacab-ah-ku-dilay-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Dabley hubaysan oo Labo qof oo shacab ah ku dilay Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186027"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186027"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186029,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186027\/revisions\/186029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}