{"id":186063,"date":"2025-05-08T11:42:33","date_gmt":"2025-05-08T08:42:33","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186063"},"modified":"2025-05-16T11:24:13","modified_gmt":"2025-05-16T08:24:13","slug":"axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161061\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Axmed-Madoobe-a.png\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"384\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Axmed-Madoobe-a.png 509w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Axmed-Madoobe-a-300x226.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Axmed-Madoobe-a-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go\u2019aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland.<\/p>\n<p>Golaha Wadatashiga Qaran ayaa habeenkii xalay ku baaqay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka ay soo saarto talo sharci ah oo lagu wajaho xaaladda Jubbaland, si loo helo dowlad-goboleed leh sharciyad buuxda.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa dhaliyay falcelin xooggan, iyadoo siyaasiyiin badan ay ku tilmaameen isku day ay Dowladda Federaalka ku doonayso in ay meesha kaga saarto maamulka Jubbaland, ayna dhisto maamul kale oo beddela.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u dhaleeceeyay Dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay inay duullaan siyaasadeed ku tahay Jubbaland.<\/p>\n<p>\u201cDowlad-goboleedka Jubbaland waxaa laga rabaa diyaar garow dhab ah. Waxaa kusoo socda duullaan kaga imaanaya dhanka Dowladda Federaalka, taasoo si cad uga leexatay waddadii dowladnimada, khatarna ku ah midnimada iyo wadajirka dalka, kuna tumanaysa nidaamka federaalka,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Sanyare.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa horey u shaacisay inay wadashaqeynta kala laabatay Dowladda Federaalka, iyadoo ku eedeysay in dowladda dhexe ay u shaqeyso si u eg shirkad gaar ah oo ku kooban Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa isaguna dhankiisa sheegay in go\u2019aan kasta oo kasoo baxa Dowladda Federaalka aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin jiritaanka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go\u2019aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":159653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186063","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go\u2019aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-08T08:42:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-05-16T08:24:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-08T08:42:33+00:00\",\"dateModified\":\"2025-05-16T08:24:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go\u2019aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland. Golaha Wadatashiga Qaran ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-08T08:42:33+00:00","article_modified_time":"2025-05-16T08:24:13+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/","name":"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","datePublished":"2025-05-08T08:42:33+00:00","dateModified":"2025-05-16T08:24:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Axmed-Madoobe.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-kaqayliyay-go-aamadii-kasoobaxay-shirka-wada-tashiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo kaqayliyay go aamadii kasoobaxay shirka wada tashiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186063"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186063"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186063\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186064,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186063\/revisions\/186064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/159653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186063"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186063"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186063"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}