{"id":186072,"date":"2025-05-28T19:53:04","date_gmt":"2025-05-28T16:53:04","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186072"},"modified":"2025-05-28T19:53:04","modified_gmt":"2025-05-28T16:53:04","slug":"xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186073\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda cagta Afrika iyo Caalamka oo Shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Halyeeyadaan oo kala ahaa Samuel Eto\u2019o oo haatan ah gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta dalka Cameroon, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha, kuwaas mar si weyn uga dhex muuqan jiray ciyaaraha kubada cagta ee dalalka ay kasoo jeedaan iyo waliba horyaalada laga cayaaro qaarada Yurub.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay xidigahan booqashada ay ku yimaadeen Muqdisho, taasoo uu tilmaamay iney ka marag kacayso amniga iyo dib u kabashada Soomaaliya, isagoona xusay in dowladdu ay dadaal weyn ku bixinayso horumarinta ciyaaraha.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay dadaal xooggan ku bixinaysaa sidii loo horumarin lahaa ciyaaraha kala duwan ee dalka, loona suuq geyn lahaa hibada dhalinyarada Soomaaliyeed ee dhanka isboortiga, booqashada ciyaartooyda caalamiga ah ay muujinayso kalsoonida sii kordheysa ee caalamka ay ku qabto Soomaaliya iyo horumarka ka socda dalka, gaar ahaan dhanka isdhex galka iyo dhiira gelinta dhalinyaradda&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Kulanka uu qaabilaada ugu sameeyay madaxweynaha waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdiqaadir Cali, Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Cali Cabdi Maxamed, Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda South Sudan Augustino Maduot Parek iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Jabuuti Suleymaan Xasan Waaberi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii booqashada ciyaartoydaan heerka Caalami ah ku yimaadeen Muqdisho ayaa si weyn u soo jiidatay indhaha dadka Soomaaliyeed, waxaana xusid mudan in ciyaartooydaan maanta socod ku dhex mareen qeybo ka mid ah wadooyinka iyo goobaha ganacsi ee magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186074\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500676608_1159476939556777_8435636380452413739_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186075\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/500768035_1159476812890123_1208866815544270791_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186076\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501055357_1159476809556790_5445528723921506763_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186077\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501423876_1159476696223468_1047649990225541762_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186078\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/501449441_1159476806223457_4112787219043231568_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda cagta Afrika iyo Caalamka oo Shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Halyeeyadaan oo kala ahaa Samuel Eto\u2019o oo haatan ah gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta dalka Cameroon, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha, kuwaas mar si weyn uga dhex [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda cagta Afrika iyo Caalamka oo Shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Halyeeyadaan oo kala ahaa Samuel Eto\u2019o oo haatan ah gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta dalka Cameroon, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha, kuwaas mar si weyn uga dhex [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-05-28T16:53:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg\",\"datePublished\":\"2025-05-28T16:53:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda cagta Afrika iyo Caalamka oo Shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Halyeeyadaan oo kala ahaa Samuel Eto\u2019o oo haatan ah gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta dalka Cameroon, Emmanuel Adebayor iyo Jay-Jay Okocha, kuwaas mar si weyn uga dhex [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-05-28T16:53:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/","name":"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg","datePublished":"2025-05-28T16:53:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/2025528638840242029555299.jpg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-qaabilay-halyeeyadii-hore-ee-kubadda-cagta-ee-africa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee Africa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186072"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186079,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186072\/revisions\/186079"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}