{"id":186139,"date":"2025-06-02T11:38:49","date_gmt":"2025-06-02T08:38:49","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186139"},"modified":"2025-06-02T11:38:49","modified_gmt":"2025-06-02T08:38:49","slug":"xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh  oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186140\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Go\u2019aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo uu wadatashi gaar gaar ah la lahaa madaxweynuhu qaar kamid ah madax hore, qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyada, xisbiyada siyaasadeed, iyo ururrada bulshada. Ujeeddada shirka ayaa ah sida madaxtooyadu sheegtay, in la isku raaco hannaan mideysan oo lagu wajahayo dhibaatooyinka horyaalla dalka, iyadoo la eegayo danta guud.<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335551550&quot;:6,&quot;335551620&quot;:6,&quot;335559685&quot;:10,&quot;335559737&quot;:481,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:259,&quot;335559991&quot;:10}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in shirkan lagu gorfeyn doono arrimo ay ka mid yihiin amniga iyo ciribtirka argagixisada, geeddi-socodka dimuqraadiyadda iyo qabsoomidda doorashooyin xor ah, dhameystirka dastuurka, iyo dib-u-heshiisiinta.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo hogaamiyeyaasha bulshada inay u diyaar garoobaan ka-qaybgalka shirkan, isla markaana ay muujiyaan doorkooda si buuxda, isagoo xusay in shirkan uu muhiim u yahay dhismaha dowladnimada Soomaaliya. Casuumaad rasmi ah ayay madaxtooyadu u dirtay dhammaan dhinacyada ay khusayso.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sidoo kale\u00a0 magacaabay guddi farsamo oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud, kuwaaas oo ka shaqeyn doona qabanqaabada shirkan iyo kulamada hordhaca ah.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Si kasta ha ahaatee, shalay ayay ahayd markii Golaha Mucaaradku ay soo jeediyeen si degdeg ah loo qabto kulan qaran oo ay isugu yimaadaan madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad-goboleedyada, iyo siyaasiyiinta mucaaradka, si looga tashado badbaadinta dalka, loona mideeyo awoodda iyo abaabulka lagu wajaho kooxaha argagixisada.<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Mucaaradku waxay soo jeediyeen baahida loo qabo in xal laga gaaro khilaafka ka dhashay wax ka beddelka qodobo kamid ah dastuurka, doorashooyinka aan heshiiska lagu ahayn, maamulka dhaqaalaha dalka iyo heshiisyada khayraadka dabiiciga ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{&quot;134233117&quot;:false,&quot;134233118&quot;:false,&quot;201341983&quot;:0,&quot;335551550&quot;:6,&quot;335551620&quot;:6,&quot;335559685&quot;:10,&quot;335559737&quot;:481,&quot;335559738&quot;:0,&quot;335559739&quot;:0,&quot;335559740&quot;:259,&quot;335559991&quot;:10}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843548946106727.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"825\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843548946106727.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843548946106727-240x300.jpg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843548946106727-336x420.jpg 336w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go\u2019aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go\u2019aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-02T08:38:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/\",\"name\":\"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-02T08:38:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go\u2019aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-02T08:38:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/","name":"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg","datePublished":"2025-06-02T08:38:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/202561638843549269409088.jpg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-oo-ku-dhawaaqay-shir-wadatashi-qaran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheikh oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186139"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186142,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186139\/revisions\/186142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}