{"id":186283,"date":"2025-06-21T11:52:28","date_gmt":"2025-06-21T08:52:28","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186283"},"modified":"2025-06-21T11:52:28","modified_gmt":"2025-06-21T08:52:28","slug":"israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186284\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Israa\u2019iil, ayaa la kulantay xaalad aysan fileyn, kaddib markii weerar culus oo ay ku qaaday dalka Iran, waxa ayna Israa\u2019iil la kulantay jawaabo aysan talada kusii darsan in ay kaga imaan karaan Iran, waxaana Israaiil ilaa hadda ku hoobanaya gantaalo culus oo ay iska difaaci la\u2019yihiin.<\/p>\n<p>Nidaamka difaaca Israa\u2019iil, ayaa ku guul dareestay in ay iska difaacaan gantaalaha culus ee Iran kusoo weerartay, waxaana gantaalaha Iran oo ku dhacay magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kalaba sababeen dhimasho iyo dhaawacyo badan iyo sidoo kale burbur xooggan.<\/p>\n<p>Sarkaal u dhashay dalka Mareykan ah oo la hadlay wargeyska Wall Street Journal, ayaa sheegay in Israa\u2019iil uu kasii dhammaanayo gantaalada difaaca ee loo yaqaano Arrow 3, kaas oo loogu tala galay in uu kahor tago duqeymaha gantaalaha.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Iiraan sii waddo duqeymaha gantaallada, Israa\u2019iil waxay halis ugu jirtaa in ay ka dhammaadaan keydka gantaallada difaaca ee Arrow 3 oo ay awooddi wayso inay iska difaacdo weerarrada Iiraan\u201d ayuu iri sargaalkan Mareykanka u dhashay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186274\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel.avif\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"439\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel.avif 780w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel-300x169.avif 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel-768x432.avif 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel-696x392.avif 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/iran-nuclear-israel-746x420.avif 746w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/p>\n<p>Israa\u2019iil, ayaa dhibaato badan kala kulmeysa sidii ay uga hortagi laheyd gantaalaha Iran kusoo garaaceyso gudaha dalkeeda, taas oo tahay waxaa hadda Israa\u2019iil kasii dhammaanaya gantaalaha difaaca oo markii horaba ku fashilmay in ay kahor tagaan gantaalada culus ee Iran kusoo weerarto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil, ayaa la kulantay xaalad aysan fileyn, kaddib markii weerar culus oo ay ku qaaday dalka Iran, waxa ayna Israa\u2019iil la kulantay jawaabo aysan talada kusii darsan in ay kaga imaan karaan Iran, waxaana Israaiil ilaa hadda ku hoobanaya gantaalo culus oo ay iska difaaci la\u2019yihiin. Nidaamka difaaca Israa\u2019iil, ayaa ku guul dareestay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186283","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Israa\u2019iil, ayaa la kulantay xaalad aysan fileyn, kaddib markii weerar culus oo ay ku qaaday dalka Iran, waxa ayna Israa\u2019iil la kulantay jawaabo aysan talada kusii darsan in ay kaga imaan karaan Iran, waxaana Israaiil ilaa hadda ku hoobanaya gantaalo culus oo ay iska difaaci la\u2019yihiin. Nidaamka difaaca Israa\u2019iil, ayaa ku guul dareestay in ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-21T08:52:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/\",\"name\":\"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-21T08:52:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon","og_description":"Israa\u2019iil, ayaa la kulantay xaalad aysan fileyn, kaddib markii weerar culus oo ay ku qaaday dalka Iran, waxa ayna Israa\u2019iil la kulantay jawaabo aysan talada kusii darsan in ay kaga imaan karaan Iran, waxaana Israaiil ilaa hadda ku hoobanaya gantaalo culus oo ay iska difaaci la\u2019yihiin. Nidaamka difaaca Israa\u2019iil, ayaa ku guul dareestay in ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-21T08:52:28+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/","name":"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg","datePublished":"2025-06-21T08:52:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG_03261-1.jpg","width":1024,"height":683},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/israaiil-oo-kasii-dhamaanayaan-gantaalada-difaaca\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Israa\u2019iil oo kasii dhamaanayaan Gantaalada Difaaca"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186283"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186285,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186283\/revisions\/186285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}