{"id":186292,"date":"2025-06-22T11:32:23","date_gmt":"2025-06-22T08:32:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186292"},"modified":"2025-06-22T11:32:23","modified_gmt":"2025-06-22T08:32:23","slug":"daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/","title":{"rendered":"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186293\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, Natanz iyo Isfahan, isaga oo ugu baaqay Iiraan in ay hadda nabad qaadato.<\/p>\n<p>Trump ayaa weerarka ku tilmaamay \u201cguul weyn oo taariikhi ah\u201d, wuxuuna uga digay Iiraan in haddii ay ku soo jawaabto weerarka, ay la kulmi doonto \u201cciqaab ka xoog badan middii ay aragtay xalay\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dhammeystirnay weerarkeennii guusha ahaa oo aan ku beegsanay saddex xarumood oo nukliyeer ah oo Iiraan leedahay: Fordow, Natanz iyo Esfahan,\u201d ayuu yidhi Trump. Wuxuu sheegay in bambooyin culus lagu riday xarumahan, diyaaradaha Maraykankuna ay si nabad ah uga baxeen hawada Iiraan.<\/p>\n<p>\u201cHambalyo ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Maraykanka. Ma jiro ciidan kale oo dunida ka jira oo awood u leh inay sidaan oo kale sameeyaan. Hadda waa waqtigii nabadda,\u201d ayuu hadalkiisa raaciyay Trump.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Tamarta Atomiga ee Iiraan ayaa sheegtay in baadhitaanno ay sameeyeen ayna muujin wax sun ah ama khatar ah oo ka dhashay weerarka, isla markaana shacabka ku nool agagaarka xarumahaasi ayna wax halis ah ku sugnayn. Warbaahinta Iiraan ayaa sidoo kale sheegtay in qaar ka mid ah goobaha nukliyeerka sida Fordow horey loo faaruqiyay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Manan Raasi, oo laga soo doorto magaalada Qom oo ay xarunta Fordow ku taallo, ayaa sheegay in burburku ahaa mid kooban, isla markaana dib loo dhisi karo. \u201cFordow si dhab ah looma burburin, waxa uu Trump sheegay waa been abuur,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa si weyn loo cambaareeyay. Ururka DAWN oo uu aasaasay weriyihii la dilay Jamal Khashoggi, ayaa ku tilmaamay weerarka mid sharci-darro ah oo ka hor imanaya Dastuurka Maraykanka. \u201cKeliya Kongareeska ayaa leh awoodda inuu oggolaado dagaal,\u201d ayay tidhi Sarah Leah Whitson, oo ah Agaasimaha Fulinta ee DAWN.<\/p>\n<p>Xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka ayaa isna si adag uga horyimid weerarka. Hoggaamiyaha Aqalka Wakiillada Hakeem Jeffries ayaa sheegay in Trump uu si kalitalisnimo ah u qaaday weerarka isagoo aan la tashan Baarlamaanka. \u201cTrump mas\u2019uuliyad buuxda ha iska saaro cawaaqibka ka dhalan kara dagaalkan,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Iiraan ayaa sheegtay in anay weli go\u2019aan rasmi ah ka gaadhin jawaabta ay ka bixin doonto weerarka. Si kastaba ha ahaatee, khubarada siyaasadda ayaa ka digay in xulafada Iiraan ee gobolka sida Xuutiyiinta Yemen, ururka Xisbullah ee Lubnaan, iyo kooxaha Shiicada ee Ciraaq ay si gaar ah ugu jawaabi karaan Maraykanka iyaga oo aan sugin amar rasmi ah oo ka yimaadda Tehran.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan,Sayyed Abbas Araghchi, ayaa weerarka ku tilmaamay xadgudub wayn: &#8220;Maraykanku wuxuu si cad ugu xadgudbay Axdiga Qaramada Midoobay, sharciga caalamiga ah, iyo heshiiska NPT, weerarka uu ku qaaday xarumaha nukliyeer nabadeed ee Iiraan.&#8221;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in weerarkaniyahay fal halis ah oo xadgudub ah, isla markaana uu yeelan doonaa cawaaqib waqti dheer, isaga oo ugu baaqay waddmada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay in ay cambaareeyaan. &#8220;Iiraan waxay xaq buuxa u leedahay inay iska difaacdo si waafaqsan Axdiga Qaramada Midoobay si ay u ilaaliso madax-bannaanideeda, danaha qaranka iyo shacabka.<\/p>\n<p>Xoghayaha Amniga Gobolka Qom ee Iiraan ayaa sheegay in xarunta Fordow muddo hore la faaruqiyay, taas oo muujinaysa in weerarku uusan wax badan ka beddeli doonin awoodda nukliyeerka ee Iiraan. Sidoo kale, warbaahinta qaaar ayaa sii xoojinaysa arrinta oo sheegaya in maaddooyinka muhiimka ah ee nukliyeerka hore looga qaaday goobahaas.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay in weerarkan uu meesha ka saaray khatartii Iiraan ku haysay Israa\u2019iil, balse muu caddeyn wax khatar ah oo toos ah oo Iiraan ku ahayd Maraykanka. Arrintan ayaa dhalisay su\u2019aalo badan oo ku saabsan sababta dhabta ah ee ka dambaysay weerarka, maadaama weerarka uu sharci darro noqonayo haddii aysan jirin khatar toos ah oo Washington wajahayso.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu, ayaa dhankiisa ammaan u jeediyay Trump, isagoo sheegay in weerarkani uu \u201ctaariikh cusub qorayo.\u201d Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa\u2019iil ayaa isna sheegay in taariikhdu xusi doonto \u201choggaaminta geesinimada leh\u201d ee Trump iyo Netanyahu ee weerarka Iiraan.<\/p>\n<p>Xiisaddan cusub ayaa dhalisay cabsi laga qabo in gobolka uu u jiheysto dagaal weyn, iyadoo weli xusuusta shacabka ku jirto dagaalkii Ciraaq iyo dilkii Jeneral Qassem Soleimani iyo hoggaamiyayaashii kale ee ciidamada Iiraan. Waxaa hadda la sugayaa jawaabta rasmiga ah ee dowladda Iiraan iyo tallaabooyinka xiga ee Maraykanka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"U.S. attack on Iran \u2018a spectacular military success,\u2019 Trump says\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9NoK5qiajBc\" width=\"1310\" height=\"737\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, Natanz iyo Isfahan, isaga oo ugu baaqay Iiraan in ay hadda nabad qaadato. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay \u201cguul weyn oo taariikhi ah\u201d, wuxuuna uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, Natanz iyo Isfahan, isaga oo ugu baaqay Iiraan in ay hadda nabad qaadato. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay \u201cguul weyn oo taariikhi ah\u201d, wuxuuna uga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-22T08:32:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/\",\"name\":\"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-22T08:32:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg\",\"width\":660,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumood oo nukliyeer ah oo ku yaalla gudaha Iiraan, kuwaas oo kala ah Fordow, Natanz iyo Isfahan, isaga oo ugu baaqay Iiraan in ay hadda nabad qaadato. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay \u201cguul weyn oo taariikhi ah\u201d, wuxuuna uga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-22T08:32:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":353,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/","name":"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg","datePublished":"2025-06-22T08:32:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025622638861538381211368.jpg","width":660,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-weeraray-xarumaha-nukliyeerka-ee-iiraan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Trump oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186292"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186294,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186292\/revisions\/186294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}