{"id":186295,"date":"2025-06-22T11:34:25","date_gmt":"2025-06-22T08:34:25","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186295"},"modified":"2025-06-22T11:34:25","modified_gmt":"2025-06-22T08:34:25","slug":"howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/","title":{"rendered":"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186296\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1260\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg 1260w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-300x193.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-1024x658.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-768x494.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-696x447.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-1068x687.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1-653x420.jpg 653w\" sizes=\"(max-width: 1260px) 100vw, 1260px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya \u2013 AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) \u2013 uu si buuxda u hawlgalo bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya ATMIS oo muddo xileedkiisii dhamaaday 1-dii Janaayo 2025.<\/p>\n<p>Howlgalka cusub ayaa noqonaya wajiga saddexaad ee dadaallada Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya, waxaana uu xoogga saarayaa hoggaaminta Soomaaliyeed, taageeridda ciidamada ammaanka Soomaaliya, wiiqidda kooxda Al-Shabaab, xasilinta deegaannada laga xoreeyo Alshabaab, iyo diyaarinta Soomaaliya in ay si buuxda ula wareegto mas\u2019uuliyadda amniga dalka marka la gaaro December 2029.<\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa bishii Juun la galay Heshiis Isfaham dalalka ciidamada iyo booliska ka qeybgelinaya howlgalka, kuwaas oo kala ah: Jabuuti, Masar, Itoobiya, Kenya, Nigeria iyo Uganda. Waddamadaas ayaa door muhiim ah ka ciyaari doona dhinacyada amni iyo hawlgal, iyagoo keeni doona ciidan iyo taageero istiraatiiji ah.<\/p>\n<p>Waxa lagu heshiiyay in heshiisyadaas isfahamka ah loo gudbiyo xafiiska sharciyeynta Midowga Afrika, ka hor inta aan si rasmi ah loo saxiixin. Wadahadalladan waxay daba socdaan shirar farsamo oo hore uga dhacay Addis Ababa iyo Kampala, kuwaas oo lagu dejiyay khariidadda hawlgalka cusub.<\/p>\n<p>AUSSOM waxaa loo oggolaaday in uu yeesho ilaa 12,000 oo askari, oo ay ku jiraan 680 boolis ah, balse qorshuhu waa in tiradan la yareeyo dhammaadka sanadka 2025.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, howlgalka AUSSOM wuxuu wajahaya dhibaato dhaqaale oo halis ah. Intii u dhaxeysay Janaayo ilaa Juun 2025, howlgalka wuxuu u baahnaa $90.4 milyan, hase yeeshee waxaa la helay kaliya $16.7 milyan, taas oo keenaysa hoos u dhac dhan $73.7 milyan.<\/p>\n<p>Dhaqaalaha howlgalka ayaa lagu talinayaa in lagu daboolo nidaam cusub oo isku dhafan, oo oggolaanaya in ilaa 75% miisaaniyadda sanadlaha ah lagu bixiyo lacagaha UN-ka ee waddamada xubnaha ka ah laga ururiyo, iyadoo laga bilaabayo 1-da Luulyo 2025, sida ku xusan Qaraarka Golaha Ammaanka ee QM (2719\/2023).<\/p>\n<p>Si kastaba, hirgelinta nidaamkan cusub waxay ku xirnayd go\u2019aan laga gaaro ka hor 15-ka Maajo 2025, taas oo weli su\u2019aalo la iska weydiinayo, iyadoo aysan jirin taageero dhaqaale oo muuqata oo howlgalka lasoo gaarsiiyay ilaa iyo hadda.<\/p>\n<p>AUSSOM waxay hawlgalkan bilaabaysaa iyadoo Al-Shabaab ay qaadayso weerarro isdaba joog ah oo ay dhul cusub ku qabsatay, taasoo keentay in shirkii dalalka ciidamada keena ee ka dhacay Uganda bishii Abriil 2025, lagu codsado in la kordhiyo ciidamada howlgalka ilaa 8,000 askari oo dheeraad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya \u2013 AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) \u2013 uu si buuxda u hawlgalo bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya ATMIS oo muddo xileedkiisii dhamaaday 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka cusub ayaa noqonaya wajiga saddexaad ee dadaallada Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya, waxaana uu xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186296,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya \u2013 AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) \u2013 uu si buuxda u hawlgalo bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya ATMIS oo muddo xileedkiisii dhamaaday 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka cusub ayaa noqonaya wajiga saddexaad ee dadaallada Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya, waxaana uu xoogga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-22T08:34:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1260\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/\",\"name\":\"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-22T08:34:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg\",\"width\":1260,\"height\":810},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya \u2013 AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) \u2013 uu si buuxda u hawlgalo bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya ATMIS oo muddo xileedkiisii dhamaaday 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka cusub ayaa noqonaya wajiga saddexaad ee dadaallada Midowga Afrika ee xasilinta Soomaaliya, waxaana uu xoogga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-22T08:34:25+00:00","og_image":[{"width":1260,"height":810,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/","name":"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg","datePublished":"2025-06-22T08:34:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/aussom-news_-1260x810-1.jpg","width":1260,"height":810},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/howlgalka-aussom-oo-si-rasmi-ah-u-shaqo-bilaabi-doona\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186295"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186295"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186297,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186295\/revisions\/186297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}