{"id":186374,"date":"2025-06-25T11:24:06","date_gmt":"2025-06-25T08:24:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186374"},"modified":"2025-06-25T11:24:06","modified_gmt":"2025-06-25T08:24:06","slug":"koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/","title":{"rendered":"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda.<\/p>\n<p>Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho waxayna ku amreen inuu iskaga guuro gurigaasi.<\/p>\n<p>\u201cGalabta, abaare 4:00pm, waxaa gurigeyga sifo sharci darro ah oo daandaansi leh ku yimid ciidamo sheegey in ay ka socdaan gobolka, waxayna amreen in aan ka guuro xaafadda.&#8221; ayuu yiri Dr Koofi Xoghayaha guud ee madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay inuu uga jawaab celiyay tallaaba Booliska si ixtiraama leh oo waafaqsan amniga iyo dowladnimada, waxaana uu tilmaamay inuu ku wargeliyey in ay sharciyad la yimaadaan, kuna laabtaan ciddii soo dirtey.<\/p>\n<p>&#8220;Hore ayaan u helayey fariimo digniin ah, kuwaas sheegayey in uu jiro qorshe lagu beegsanayo xubnaha Madasha Samata-bixinta Soomaaliyeed, iyo guud ahaan mucaaradka ka aragtida duwan madaxda dowladda, waxaanse garan waayey sababta dowlad kasta ay Maxamed Madarkicis uga bilaawdo howlgalkeeda.&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaan ka hadal eedeynta uga timid Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed inay hoygiisa tageen ayna amreen inuu ka guuro, si lamid ah Dowladda Federaalka oo uu ku eedeeyay inay qorsheeneyso inay duulaan ku tahay xubnaha aan ku aragtida ahayn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186376\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/513609652_10023282991125902_7290646910210020475_n.jpg\" alt=\"\" width=\"522\" height=\"565\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/513609652_10023282991125902_7290646910210020475_n.jpg 522w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/513609652_10023282991125902_7290646910210020475_n-277x300.jpg 277w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/513609652_10023282991125902_7290646910210020475_n-388x420.jpg 388w\" sizes=\"(max-width: 522px) 100vw, 522px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda. Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga uu ka degan yahay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda. Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga uu ka degan yahay magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-25T08:24:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/\",\"name\":\"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-25T08:24:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon","og_description":"Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda. Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga uu ka degan yahay magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-25T08:24:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/","name":"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg","datePublished":"2025-06-25T08:24:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025625638864109519292049.jpg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/koofi-oo-laga-dalbaday-inuu-kabaxo-guri-dowladu-leedahay-ee-uu-kujiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Koofi oo laga dalbaday inuu kabaxo guri dowladu leedahay ee uu kujiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186374"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186378,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186374\/revisions\/186378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}