{"id":186486,"date":"2025-06-29T11:31:44","date_gmt":"2025-06-29T08:31:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186486"},"modified":"2025-06-29T11:31:44","modified_gmt":"2025-06-29T08:31:44","slug":"fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/","title":{"rendered":"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186487\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo.<\/p>\n<p>Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ee sababtay khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo uu soo saarey Wasiirka ayuu ugu baaqay Culamada iyo Waxgaradka degmada Caabudwaaq in nabada la ilaaliyo, islamarkaana laga fogaado wax kasta oo keeni kara inuu markale dhiig daato.<\/p>\n<p>\u201cCulumada, odayaasha dhaqanka, iyo waxgaradka degmada Caabudwaaq, waxaan ugu baaqayaa in ay u istaagaa xal u helidda colaadda, dhexdana ay u xirtaan sidii ay u dejin lahaayeen, qof walba oo gacan ku leh hurinta dhibaatada waa lagula xisaabtami doonaa, sharciga ayaana horgeynaynaa\u201d ayuu yiri Wasiir Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale Wasiirka Aminga Gudaha ee Soomaaliya uu faray hay\u2019adaha amniga gobolka iyo maamulka Galmudug iney si dhow uga wada shaqeeyaan nabadaynta iyo joojinta colaadda deegaanka ka soo cusboonaatay magaalada Caabudwaaq.<\/p>\n<p>Baaqa Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa imaanaya, iyadoo dagaal shalay ka dhacay magaalada Caabudwaaq ay ku geeriyoodeen ilaa afar ruux oo isugu jira dhinacyada dagaalamay iyo dad shacab ahaa, waxaana dagaalkaas uu ahaa mid salka ku haya muran ka dhashay dhismaha saldhiga Booliiska Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo. Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo. Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-29T08:31:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/\",\"name\":\"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg\",\"datePublished\":\"2025-06-29T08:31:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg\",\"width\":660,\"height\":340},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si deg deg ah u joojiyaan dagaalka dhiiga ku daadanayo. Wasiir Fartaag ayaa si adag u sheegay in lala xisaabtami doono dadka hurinaya xiisada ka taagan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-29T08:31:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":340,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/","name":"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg","datePublished":"2025-06-29T08:31:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025629638867635983257752.jpg","width":660,"height":340},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fartaag-oo-u-hanjabay-dadka-dagaalka-kawada-caabudwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fartaag oo u hanjabay dadka dagaalka kawada Caabudwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186486"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186488,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186486\/revisions\/186488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}