{"id":186543,"date":"2025-06-30T11:13:34","date_gmt":"2025-06-30T08:13:34","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186543"},"modified":"2025-06-30T11:13:34","modified_gmt":"2025-06-30T08:13:34","slug":"kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025630638868451758293427.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025630638868451758293427.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/2025630638868451758293427-300x178.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay xuska sanadguuradii 65-aad ee Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi, una martigeliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Cabdulle, ayuu Aadan Duale carrabka ku adkeeyay in Kenya ay si buuxda u garab taagan tahay Soomaaliya, isla markaana ay ka go\u2019an tahay ilaalinta madax-bannaanidiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Kenya waxay bogaadinaysaa dadaalka Soomaaliya ee ku wajahan nabadda iyo xasilloonida gobolka, gaar ahaan qorshaha kala guurka ah ee ATMIS ilaa AUSSOM. Waxaan si buuxda u aqoonsannahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana taageersanahay dhammaan dadaallada lagu xoojinayo nabadda gobolka iyada oo loo marayo diblomaasiyad iyo iskaashi,&#8221; ayuu yiri Duale.<\/p>\n<p>Duale wuxuu sidoo kale muujiyay sida Nairobi diyaar ugu tahay sii xoojinta xiriirka labada dal ee ku yaalla Bariga Afrika, isagoo ku adkeeyay in Soomaaliya iyo Kenya ay leeyihiin xiriir iskaashi oo dheef-wadaag ah.<\/p>\n<p>&#8220;Xilli Soomaaliya ay u dabaal-degto guushan taariikhiga ah, waxaan muujiyay diyaar-garowga Kenya ee ku aaddan iskaashi ku saabsan horumarinta dhaqaalaha badda (Blue Economy), xoojinta xiriirka dadweynaha, iyo wadajirkeena ku aaddan hormarinta nabadda, la-dagaallanka isbeddelka cimilada, iyo horumar waara \u2014 heer gobol iyo caalami ahba,&#8221; ayuu yiri Duale.<\/p>\n<p>Duale waxaa munaasabaddaas uu ka qeyb galay isagoo wakiil ka ah Madaxweynaha Kenya William Ruto, waxaana la socday mas\u2019uuliyiin sar-sare oo ka tirsan xukuumadda Kenya, kuwaas ay ka mid ahaayeen Wasiirka Haweenka Hanna Cheptumo, Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda Korir Sing\u2019oei, iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Waaxda Dhaqanka Ummi Bashir, iyo qaar kaloo badan.<\/p>\n<p>Ballanqaadka Kenya ee Soomaaliya waxa uu yimid hal bil kadib markii Somaliland ay xafiis diblomaasiyeed ka furatay magaalada Nairobi, inkastoo wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ay si cad u diidday maalmo yar ka hor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay xuska sanadguuradii 65-aad ee Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi, una martigeliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Cabdulle, ayuu Aadan Duale carrabka ku adkeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay xuska sanadguuradii 65-aad ee Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi, una martigeliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Cabdulle, ayuu Aadan Duale carrabka ku adkeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-06-30T08:13:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-06-30T08:13:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg\",\"width\":780,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay xuska sanadguuradii 65-aad ee Xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi, una martigeliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Cabdulle, ayuu Aadan Duale carrabka ku adkeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-06-30T08:13:34+00:00","og_image":[{"width":780,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/","name":"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg","datePublished":"2025-06-30T08:13:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/Kenyan-President-William-Ruto-780x405.x45129.jpeg","width":780,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-ku-celisay-inay-aqoonsan-tahay-midnimada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay midnimada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186543"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186547,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186543\/revisions\/186547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}