{"id":186660,"date":"2025-07-06T11:52:31","date_gmt":"2025-07-06T08:52:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186660"},"modified":"2025-07-06T11:52:31","modified_gmt":"2025-07-06T08:52:31","slug":"guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/","title":{"rendered":"Guddiga  dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Guddigan farsamo ayaa ka kooban illaa 8 xubnood, kuwaas oo ay Wasaaraddu ugu talo gashay ka shaqeynta dhamaystirka iyo maamul u samaynta SSC Khaatumo, si waafaqsan habraacyada dastuuriga ah iyo siyaasadda dib u heshiisiinta qaranka.<\/p>\n<p>Xubnaha guddigan ayaa waxa guddoomiye looga dhigay Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, halka guddoomiye ku xigeenka loo magacaabay Cabdinasir Xaaji Maxamed.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale xubnaha guddigan ku jira xubno ka socda ama kasoo jeeda gobolka Sanaag, taasoo ka dhigan in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay gobolka Sanaag ku darayso maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka oo dhamaystiran:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186662\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156261322595.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156261322595.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156261322595-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156261322595-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186663\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156562792341.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156562792341.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156562792341-213x300.jpg 213w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156562792341-299x420.jpg 299w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186664\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156978221520.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156978221520.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156978221520-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873156978221520-296x420.jpg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873157275228935.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"931\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873157275228935.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873157275228935-213x300.jpg 213w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873157275228935-298x420.jpg 298w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo. Guddigan farsamo ayaa ka kooban illaa 8 xubnood, kuwaas oo ay Wasaaraddu ugu talo gashay ka shaqeynta dhamaystirka iyo maamul u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo. Guddigan farsamo ayaa ka kooban illaa 8 xubnood, kuwaas oo ay Wasaaraddu ugu talo gashay ka shaqeynta dhamaystirka iyo maamul u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-06T08:52:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/\",\"name\":\"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-06T08:52:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo. Guddigan farsamo ayaa ka kooban illaa 8 xubnood, kuwaas oo ay Wasaaraddu ugu talo gashay ka shaqeynta dhamaystirka iyo maamul u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-06T08:52:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/","name":"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg","datePublished":"2025-07-06T08:52:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202575638873155814169392.jpg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dhameystirka-dhismaha-maamulka-ssc-khaatumo-oo-lamagacaawday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo oo lamagacaawday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186660"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186666,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186660\/revisions\/186666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}