{"id":186676,"date":"2025-07-07T12:32:53","date_gmt":"2025-07-07T09:32:53","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186676"},"modified":"2025-07-07T12:32:53","modified_gmt":"2025-07-07T09:32:53","slug":"xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186677\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874507225075917.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874507225075917.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202577638874507225075917-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay gaaray magaalada Al-Alamein ee waqooyiga dalka Masar, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeelanayo Madaxweynaha Masar, Cabdel-Fataax Al-Sisi.<\/p>\n<p>Booqashadaan ayaa kusoo beegmaysa xilli siyaasadda gobolka Geeska Afrika ay wajaheyso jahawareer diblomaasiyadeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira muranka Biyo-xireenka Itoobiya ee webiga Nile.<\/p>\n<p>Wararka rasmiga ah ee laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa tilmaamaya in labada Madaxweyne ay diiradda saari doonaan xiriirka labada dal, iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha, iyo arrimaha murugsan ee gobolka, gaar ahaan saameynta sii kordheysa ee mashruuca Biyo-xireenka Itoobiya (Renaissance Dam) ee saameynaya danaha Masar iyo Suudaan.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kusoo beegantay iyadoo uu weli si cad uusan uga qaybgelin casuumad kale oo uu ka helay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, taasoo ku saabsanayd xaflad lagu furayo wajiga cusub ee mashruuca biyo-xireenka.<\/p>\n<p>Xogaha la helayo waxay muujinayaan in Muqdisho ay wajahday go\u2019aan adag oo u dhaxeeya laba dal oo mid walba ka rabo in uu Soomaaliya safkiisa gashado.<\/p>\n<p>\u201cBooqashada Qaahira waa mid qorshaysan, waxayna u muuqataa in Masar ay qaaday tallaabo horudhac ah si ay u yareyso khatarta ka iman karta isudhowaanshaha Itoobiya iyo Soomaaliya,\u201d ayuu yiri falanqeeye siyaasadeed Masri ah oo lagu magacaabo Talaat Taha, oo la hadlay wargeyska Al-Fajr.<\/p>\n<p>\u201cLabadii sano ee u dambeeyey xiriirka labada dal wuu sii xoogaystay, gaar ahaan markii la saxiixay heshiiska iskaashi militari bishii Janaayo.\u201dayuu hadalkiisi sii raaciyay<\/p>\n<p>Masar waxay u aragtaa Soomaaliya inay tahay lama huraan istiraatiiji ah, maadaama ay ku taallo meel muhiim ah oo ka tirsan marin-biyoodka muhiimka ah ee Badda Cas, halkaas oo Masar dan weyn ka leedahay.<\/p>\n<p>Xukuumadda Qaahira waxay doonaysaa in ay xiriir adag la yeelato dalalka Bariga Afrika si ay saameyn ugu yeelato go\u2019aanada gobolka, gaar ahaan kuwa la xiriira webiga Nile.<\/p>\n<p>Talaat Taha wuxuu intaas ku daray: \u201cSoomaaliya hadda waxay ku jirtaa marxalad siyaasadeed iyo dhaqaale oo jilicsan, waxayna u baahan tahay saaxiibo awood leh, Masarna waxay dareemeysaa inay ciyaari karto doorkaas iyadoo la jaanqaadaysa isbedelada gobolka.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, falanqeeyayaasha siyaasadeed ee Soomaaliyeed ayaa ka digay in Soomaaliya laga yaabo inay ku dhacdo xaalad diblomaasiyadeed haddii aysan si miyir leh uga fiirsan tallaabo kasta oo ay qaadeyso.<\/p>\n<p>Cabdisalaam Xaaji Axmed, oo ah falanqeeye siyaasadeed oo ka tirsan Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Muqdisho, ayaa sheegay in go\u2019aanka Xasan Sheekh uu qaadanayo uu leeyahay culeys weyn.<\/p>\n<p>\u201cKa qaybgalka mid ka mid ah labada casuumaad waxay la micno noqon kartaa in Soomaaliya ay dhinac la saftay, taasoo laga yaabo in ay dhaawacdo xiriirka ay la leedahay midka kale,\u201d ayuu yiri Cabdisalaam, isagoo sii raaciyay, \u201cQaddiyadda biyaha ayaa hadda u beddeshay aalad cadaadis siyaasadeed oo ay wataan quwadaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah, Soomaaliya-na ma hayso meel ay ku ciyaarto ciyaar qatarteedu sarreyso.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay isku dayaysaa in ay qaadato siyaasad dheellitiran oo aysan ku milmin khilaafaadka siyaasadeed ee u dhaxeeya waddamada deriska ah.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin badan ayaa sheegaya in guusha Soomaaliya ay ku xirnaan doonto sida ay u maarayso xiriirkeeda dibadda iyadoo aan la dareemin inay tahay waddan jahawareersan ama la safan mid ka mid ah garabyada is haya.<\/p>\n<p>\u201cSiyaasadda Soomaaliya hadda waa mid ku socota meel ciriiri ah,.Haddii ay si fiican uga faa\u2019iideysato xiriirada labada dhinac, waxay heli kartaa fursado horumarineed, Haddii kale, waxay ku dambeyn kartaa in lagu cadaadiyo go\u2019aanno aysan u diyaarsaneyn,\u201d ayuu yiri falanqeeye kale oo ka tirsan Xarunta Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Nairobi.<\/p>\n<p>Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee dalka Masar ayaa loo arkaa mid ka mid ah tallaabooyinka ugu miisaanka culus ee lagu hagaajinayo xiriirka labada dal tan iyo markii uu bilaabmay muranka Biyo-xireenka Itoobiya, Xilli ay xiisado diblomaasiyadeed cirka isku shareereen, Soomaaliya waxay ku jirtaa meel dhex dhexaad ah, oo ay tahay in ay si xeel dheer u maareyso.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in kulanka Xasan Sheekh iyo Al-Sisi uu horseedo isfaham dheeraad ah oo ku saabsan doorka Soomaaliya ee gobolka iyo sida labada dal ay isaga kaashan karaan xasilinta gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay gaaray magaalada Al-Alamein ee waqooyiga dalka Masar, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeelanayo Madaxweynaha Masar, Cabdel-Fataax Al-Sisi. Booqashadaan ayaa kusoo beegmaysa xilli siyaasadda gobolka Geeska Afrika ay wajaheyso jahawareer diblomaasiyadeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira muranka Biyo-xireenka Itoobiya ee webiga Nile. Wararka rasmiga ah ee laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay gaaray magaalada Al-Alamein ee waqooyiga dalka Masar, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeelanayo Madaxweynaha Masar, Cabdel-Fataax Al-Sisi. Booqashadaan ayaa kusoo beegmaysa xilli siyaasadda gobolka Geeska Afrika ay wajaheyso jahawareer diblomaasiyadeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira muranka Biyo-xireenka Itoobiya ee webiga Nile. Wararka rasmiga ah ee laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-07T09:32:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-07T09:32:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay gaaray magaalada Al-Alamein ee waqooyiga dalka Masar, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeelanayo Madaxweynaha Masar, Cabdel-Fataax Al-Sisi. Booqashadaan ayaa kusoo beegmaysa xilli siyaasadda gobolka Geeska Afrika ay wajaheyso jahawareer diblomaasiyadeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira muranka Biyo-xireenka Itoobiya ee webiga Nile. Wararka rasmiga ah ee laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-07T09:32:53+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/","name":"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","datePublished":"2025-07-07T09:32:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-kala-dooran-doona-ethiopia-ama-masar-midkood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo kala dooran doona Ethiopia ama Masar midkood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186676"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186678,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186676\/revisions\/186678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}