{"id":186679,"date":"2025-07-07T12:37:54","date_gmt":"2025-07-07T09:37:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186679"},"modified":"2025-07-07T12:37:54","modified_gmt":"2025-07-07T09:37:54","slug":"ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/","title":{"rendered":"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186680\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii-300x180.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saakay inta badan xiran goobaha ganacsi ee kuyaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah ka socda dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan kooxo kasoo horjeeda dowladda.<\/p>\n<p>Dibadbaxa oo loogu magacdaray Saba Saba, ayaa saakay oo Isniin ah ka socda qeybo kamid ah dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi oo ah xudunta dibadbaxa, waxaana saakay gabi ahaan xiran goobaha ganacsiga, waxbarashada, waxaana aad u yar dhaqdhaqaaqa dadka.<\/p>\n<p>Soomaalida kunool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayuu saameyn badan ku yeeshay dibadbaxa, waxaana xaafadan lasoo dhoobay ciidamo badan oo kooxaha dibadbaxa dhigaya oo ay ku dhax jiraan burcad ka ilaalinaya in ay xaafada soo galaan si ay boob u geestaan.<\/p>\n<p>Dibadbaxayaasha ayaa horey ugu hanjabay in ay tagayaan xaafada Islii oo ah xaafad ganacsi ahna goobta ganacsiga ugu badan Soomaalida ku leedahay, waxaana saakay heegan ku jira ciidamada amaanka iyo Soomaalida oo iyaga naftooda doonaya in ay is difaacaan haddii xaalku xumaado.<\/p>\n<p>Cabsi badan ayaana saakay ka taagan xaafada ganacsiga ee Islii, waxaana aad u yar dhaqdhaqaaqa dadka , waxaana waddooyinka xaafadan laga soo galo lasoo dhoobay ciidamo badan oo dowladda ugu tala gashay in ay kahor tagaan in kooxaha rabshadaha wada kusoo galaan xaafada Islii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay inta badan xiran goobaha ganacsi ee kuyaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah ka socda dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan kooxo kasoo horjeeda dowladda. Dibadbaxa oo loogu magacdaray Saba Saba, ayaa saakay oo Isniin ah ka socda qeybo kamid ah dalka Kenya gaar ahaan magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay inta badan xiran goobaha ganacsi ee kuyaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah ka socda dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan kooxo kasoo horjeeda dowladda. Dibadbaxa oo loogu magacdaray Saba Saba, ayaa saakay oo Isniin ah ka socda qeybo kamid ah dalka Kenya gaar ahaan magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-07T09:37:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/\",\"name\":\"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-07T09:37:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp\",\"width\":660,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay inta badan xiran goobaha ganacsi ee kuyaalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah ka socda dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan kooxo kasoo horjeeda dowladda. Dibadbaxa oo loogu magacdaray Saba Saba, ayaa saakay oo Isniin ah ka socda qeybo kamid ah dalka Kenya gaar ahaan magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-07T09:37:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":396,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/","name":"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp","datePublished":"2025-07-07T09:37:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Islii.webp","width":660,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsigii-xaafada-islii-ee-nairobi-oo-saakay-xiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsigii xaafada Islii ee Nairobi oo saakay xiran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186679"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186681,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186679\/revisions\/186681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}