{"id":186712,"date":"2025-07-08T20:51:19","date_gmt":"2025-07-08T17:51:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186712"},"modified":"2025-07-08T20:51:19","modified_gmt":"2025-07-08T17:51:19","slug":"guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186706\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png\" alt=\"\" width=\"663\" height=\"338\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png 663w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951-300x153.png 300w\" sizes=\"(max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo uu tobanka bisha ka furmidoono shirweynaha dhameystirka Dowlad Goboleedka Khaatumo.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Yuusuf jibriil ayaa sheegay mar uu xalay ka hadlayay shir lagu qabtay degaanka Damale Xaggare in ay soo idlaatay waqtigii inta u dhaxaysa Buuhoodle iyo Laasqoray looga talin jiray Garowe iyo Hargeysa, isagoo sheegay in beeshiisa Warsangali iyo bahwadaagta la deggan ay go\u2019aan ku gaareen inay wax la dhistaan SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland waxa uu ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu diyaarsaday 5 kun oo askari oo ku cadaadiyo shacabka Sanaag, si uu u gurto kheyraadka dabiiciga ah ee Sanaag.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay dadkiisu inay diyaar u yihiin inay tashadaan oo ay ka madax bannaanadaan Somaliland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca guddiga shirweynaha dhameystirka SSC Khaatumo ayaa soo dhoweeyay qodobadii kasoo baxay shirkii ka dhacay Damale Xaggare, iyagoo sheegay inay aqoonsan yihiin ergada ka timid Sanaag iyo Haylaan inay yihiin ergadii saxda ahayd ee shirweynaha ka qeyb gali lahayd.<\/p>\n<p>Geesta kale inta badan cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Sanaag ayaa ka horyimid tallaabada guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland. Waxay si cad uga horyimaadaan dhaqdhaqaaqyada uu ka wado gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa ku eedeeyay maamulka SSC Khaatumo inay duullaan ku tahay degaanada Sanaag iyo Haylaan oo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Puntland. Waxay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka inay ka shaqeynayso inay kala disho oo ay colaad dhex dhigto beelaha Dhulbahante iyo Warsangali.<\/p>\n<p>Shalay, madaxweynaha Puntland ayaa ugu baaqay maamulka SSC Khaatumo inay ku ekaadaan dhulkooda, isagoo uga digay faragalinta ay ka wadaan gobolka Sanaag. Deni waxa uu sheegay marnaba in Sanaag aysan kamid noqon doonin SSC.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo uu tobanka bisha ka furmidoono shirweynaha dhameystirka Dowlad Goboleedka Khaatumo. Cabdirashiid Yuusuf jibriil ayaa sheegay mar uu xalay ka hadlayay shir lagu qabtay degaanka Damale Xaggare in ay soo idlaatay waqtigii inta u dhaxaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186706,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186712","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo uu tobanka bisha ka furmidoono shirweynaha dhameystirka Dowlad Goboleedka Khaatumo. Cabdirashiid Yuusuf jibriil ayaa sheegay mar uu xalay ka hadlayay shir lagu qabtay degaanka Damale Xaggare in ay soo idlaatay waqtigii inta u dhaxaysa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-08T17:51:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"663\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png\",\"datePublished\":\"2025-07-08T17:51:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png\",\"width\":663,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo uu tobanka bisha ka furmidoono shirweynaha dhameystirka Dowlad Goboleedka Khaatumo. Cabdirashiid Yuusuf jibriil ayaa sheegay mar uu xalay ka hadlayay shir lagu qabtay degaanka Damale Xaggare in ay soo idlaatay waqtigii inta u dhaxaysa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-08T17:51:19+00:00","og_image":[{"width":663,"height":338,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/","name":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png","datePublished":"2025-07-08T17:51:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-092951.png","width":663,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlamaanka-puntland-oo-laascaanood-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Laascaanood gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186712"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186713,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186712\/revisions\/186713"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}