{"id":186714,"date":"2025-07-08T20:55:30","date_gmt":"2025-07-08T17:55:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186714"},"modified":"2025-07-08T20:55:30","modified_gmt":"2025-07-08T17:55:30","slug":"wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186715\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957-300x160.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada Sanaag iyo Sool, isaga oo sheegay in aysan jirin sabab suurtagal ah oo ciidamadaas loogu diri lahaa deegaannadaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si cad u caddaynaynaa in Dowladda Federaalka aysan ciidan geynin gobollada Sanaag iyo Sool, sabab loo geeyana aysan muuqan,\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi, isagoo ka hadlayay wararka maalmihii dambe ku wareegayay baraha bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sidoo kale dhaliilay eedeymaha loo jeedinayo dowladda Federaalka, isagoo ku tilmaamay kuwo aan caddayn loo hayn.<\/p>\n<p>\u201cShakhsiyaadka dowladda Federaalka ku eedaynaya arrintaas, wax caddayn ah oo ay soo bandhigeen ma jirto, marka laga reebo hadallo caadifadeysan oo ay ka muuqato in aysan awood u helin inay hor istaagaan rabitaanka shacabka ku nool deegaannadaas.\u201d ayy raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<p>Axmed Macallin Fiqi ayaa si kulul uga falceliyay hadallo is burinaya oo mararka qaar lagu eedeeyo dowladda, isagoo yiri: \u201cIsmana qabato in la yiraahdo &#8216;Xamar ayay dowladda xukumi wayday&#8217; iyo &#8216;Sanaag ayay ciidan geysay&#8217;, Sidoo kale, lama is-waafajin karo in mar la dhaho dowladda Federaalka waa cadowga nidaamka Federaalka, isla markaana haddana la yiraahdo dawlad goboleed cusub ayay dhisaysaa.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku adkaystay in nidaamka Federaalka uu yahay mid dastuuri ah oo dalka uu si rasmi ah u qaatay, isagoo xasuusiyay dhinacyada siyaasadda in ay waajib tahay in la ilaaliyo hirgelinta iyo dhowrista nidaamkaasi.<\/p>\n<p>\u201cNidaamka Federaalka ah waa nidaam uu dalka qaatay, waana mid dastuuri ah, Hirgelintiisa iyo ilaalintiisuna waa waajib saaran cid kasta oo Soomaaliyeed,\u201d ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186716\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-185447.png\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"338\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-185447.png 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-185447-300x148.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/Screenshot-2025-07-08-185447-324x160.png 324w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada Sanaag iyo Sool, isaga oo sheegay in aysan jirin sabab suurtagal ah oo ciidamadaas loogu diri lahaa deegaannadaas. \u201cWaxaan si cad u caddaynaynaa in Dowladda Federaalka aysan ciidan geynin gobollada Sanaag iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada Sanaag iyo Sool, isaga oo sheegay in aysan jirin sabab suurtagal ah oo ciidamadaas loogu diri lahaa deegaannadaas. \u201cWaxaan si cad u caddaynaynaa in Dowladda Federaalka aysan ciidan geynin gobollada Sanaag iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-08T17:55:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/\",\"name\":\"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-08T17:55:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg\",\"width\":660,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dowladda Federaalka ay ciidamo u dirtay gobollada Sanaag iyo Sool, isaga oo sheegay in aysan jirin sabab suurtagal ah oo ciidamadaas loogu diri lahaa deegaannadaas. \u201cWaxaan si cad u caddaynaynaa in Dowladda Federaalka aysan ciidan geynin gobollada Sanaag iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-08T17:55:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":353,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/","name":"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg","datePublished":"2025-07-08T17:55:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/202578638875595748167957.jpg","width":660,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-beeniyay-eedeymaha-ku-saabsan-in-dowladda-ciidamo-geysay-sanaag-iyo-sool\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Fiqi oo Beeniyay Eedeymaha Ku Saabsan in dowladda Ciidamo Geysay Sanaag iyo Sool"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186714"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186717,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186714\/revisions\/186717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}