{"id":186740,"date":"2025-07-10T11:43:11","date_gmt":"2025-07-10T08:43:11","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186740"},"modified":"2025-07-11T11:07:50","modified_gmt":"2025-07-11T08:07:50","slug":"maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186741\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976.png\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976.png 976w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976-300x169.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976-768x432.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976-696x392.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/127415582_gettyimages-534417296_afp_976-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo sheegay iney dib u eegis ku sameynayaan joogitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, isagoo sabab uga dhigay wararka sheegaya in Mareykanka uu bilaabay wadahadallo qarsoodi ah oo uu la leeyahay kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sheekadan ayaa dhalisay dood cusub oo ku saabsan doorka Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyo weliba su\u2019aalo ku saabsan isbeddellada amniga gobolka Geeska Afrika ee weli colaadaha ragaadiyeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa xusay in Mareykanka iyo dalalka reer Galbeedka ay u muuqdaan kuwo aqoonsanaya kooxaha xiriirka la leh Al-Qaacida, wuxuuna tusaale usoo qaatay kooxdii Syria ee xukunka dalkaasi lagu wareejiyay isla markaana laga yaabo inay sidoo kale aqoonsadaan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaan maqalnay in Mareykanku uu bilaabay wadahadallo qarsoodi ah oo uu la leeyahay Al-Shabaab\u201d ayaa lagu yiri farriinta, taasoo lagu soo gaba-gabeeyay baaq ku wajahan Madaxweyne Museveni oo ah inuu tixgeliyo in ciidamada Uganda si buuxda looga saaro Soomaaliya, kaddib 18 sano oo joogitaan ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186742\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/mc.png\" alt=\"\" width=\"598\" height=\"278\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/mc.png 598w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/mc-300x139.png 300w\" sizes=\"(max-width: 598px) 100vw, 598px\" \/><\/p>\n<p>Uganda waxay ciidamo ka joogeen Soomaaliya tan iyo 2007, iyagoo qeyb ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee nabad ilaalinta, marka hore loo yaqaanay AMISOM, mar danbena laga dhigay ATMIS.<\/p>\n<p>Inkastoo hadalka wiilka uu dhalay madaxweyne Museveni ahna taliyaha ciidanka Uganda uu culays leeyahay, haddana wax caddeyn ah lagama hayo in Mareykanka uu si toos ah wadahadallo ula bilaabay kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo sheegay iney dib u eegis ku sameynayaan joogitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, isagoo sabab uga dhigay wararka sheegaya in Mareykanka uu bilaabay wadahadallo qarsoodi ah oo uu la leeyahay kooxda Al-Shabaab. Sheekadan ayaa dhalisay dood cusub oo ku saabsan doorka Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta Midowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo sheegay iney dib u eegis ku sameynayaan joogitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, isagoo sabab uga dhigay wararka sheegaya in Mareykanka uu bilaabay wadahadallo qarsoodi ah oo uu la leeyahay kooxda Al-Shabaab. Sheekadan ayaa dhalisay dood cusub oo ku saabsan doorka Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta Midowga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-10T08:43:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-07-11T08:07:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/\",\"name\":\"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-10T08:43:11+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-11T08:07:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo sheegay iney dib u eegis ku sameynayaan joogitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya, isagoo sabab uga dhigay wararka sheegaya in Mareykanka uu bilaabay wadahadallo qarsoodi ah oo uu la leeyahay kooxda Al-Shabaab. Sheekadan ayaa dhalisay dood cusub oo ku saabsan doorka Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta Midowga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-10T08:43:11+00:00","article_modified_time":"2025-07-11T08:07:50+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/","name":"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp","datePublished":"2025-07-10T08:43:11+00:00","dateModified":"2025-07-11T08:07:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/al-shabab-somalia-scaled.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-wada-hadal-lafuray-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maraykanka oo wada hadal lafuray Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186740"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186744,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186740\/revisions\/186744"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}