{"id":186813,"date":"2025-07-19T12:06:54","date_gmt":"2025-07-19T09:06:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=186813"},"modified":"2025-07-19T12:06:54","modified_gmt":"2025-07-19T09:06:54","slug":"puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/","title":{"rendered":"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186819\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Puntland, ayaa gacanta ku dhigay markab weyn oo nuuca xamuulka qaad ah, kaa oo la sheegay in uu waday gaadiid nuuca dagaalka oo casri ah oo ay ku jiraan beebayaal iyo hub nuucyo kala duwan leh.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markabka la qabtay ee leedahay dowladda Turkiga, waxaana markabkan lagu qabtay xeebta degmada Bareeda ee katirsan Raascaseyr, ciidamada Puntland ayaana markabka si buuxda ula wareegay gacantana ku haya.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan laamaha amniga Puntland , ayaa laga soo xigtay in markabkan ay qabteen uu waday gaadiidka gaashaaman ee dagaalka, beebayaal casri ah oon horey Soomaaliya loogu arag,hub iyo saanad kala duwan oo nuuca milatariga ah.<\/p>\n<p>Markabkan ciidamada Puntland gacanta ku hayaan ayaana la sheegay in leedahay dowladad Turkiga uuna kusii jeeday magaalada Muqdisho, waxaana hubkaasi dowladda Turkiga ku taageereysaa dowladda Soomaaliya oo laga qaaday cunaqabateynta hubka.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland, ayaana si rasmi ah uga hadlin markabkan la qabtay ee waday saanada ciidan iyo gaadiidka nuuca dagaalka, dowladda Federaalka iyo Turkiga, ayaana sidoo kale ka hadlin warka ku saabsan marakabkan ciidamada Puntland gacanta ku dhigeen.<\/p>\n<p>Qabashada markabkan sida gaadiidka dagaalka iyo saanadaha ciidan, ayaa kusoo aadaya xilli khilaafka u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Puntland meeshii ugu xumeyd marayo, ayna dowladda maalgalineyso qorshe gobolka Sanaag looga jarayo Puntland looguna biirinayo maamulka Khaatumo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-186814\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518953314_1154934093335361_1722484018972744724_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518953314_1154934093335361_1722484018972744724_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518953314_1154934093335361_1722484018972744724_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518953314_1154934093335361_1722484018972744724_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518953314_1154934093335361_1722484018972744724_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186815\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519539980_1154865863342184_4862168523852938843_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519539980_1154865863342184_4862168523852938843_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519539980_1154865863342184_4862168523852938843_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519539980_1154865863342184_4862168523852938843_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519539980_1154865863342184_4862168523852938843_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519996647_1154865796675524_7983390472002071774_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519996647_1154865796675524_7983390472002071774_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519996647_1154865796675524_7983390472002071774_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519996647_1154865796675524_7983390472002071774_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/519996647_1154865796675524_7983390472002071774_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186817\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-1-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-1-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186818\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520306250_1154865723342198_1754560974928850226_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-186819\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Puntland, ayaa gacanta ku dhigay markab weyn oo nuuca xamuulka qaad ah, kaa oo la sheegay in uu waday gaadiid nuuca dagaalka oo casri ah oo ay ku jiraan beebayaal iyo hub nuucyo kala duwan leh. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markabka la qabtay ee leedahay dowladda Turkiga, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":186819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1752916025,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1752916025,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-186813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Puntland, ayaa gacanta ku dhigay markab weyn oo nuuca xamuulka qaad ah, kaa oo la sheegay in uu waday gaadiid nuuca dagaalka oo casri ah oo ay ku jiraan beebayaal iyo hub nuucyo kala duwan leh. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markabka la qabtay ee leedahay dowladda Turkiga, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-19T09:06:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/\",\"name\":\"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-19T09:06:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg\",\"width\":768,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon","og_description":"Ciidamada ilaalada xeebaha ee maamulka Puntland, ayaa gacanta ku dhigay markab weyn oo nuuca xamuulka qaad ah, kaa oo la sheegay in uu waday gaadiid nuuca dagaalka oo casri ah oo ay ku jiraan beebayaal iyo hub nuucyo kala duwan leh. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in markabka la qabtay ee leedahay dowladda Turkiga, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-07-19T09:06:54+00:00","og_image":[{"width":768,"height":1024,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/","name":"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg","datePublished":"2025-07-19T09:06:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/520548776_1255295986050660_5516408689695019032_n.jpg","width":768,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-qabsatay-markab-weyn-oo-gaadiid-dagaal-iyo-hub-u-siday-dfs\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo qabsatay Markab weyn oo gaadiid dagaal iyo hub u siday DFS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186813"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=186813"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":186820,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/186813\/revisions\/186820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/186819"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=186813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=186813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=186813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}